Sunday September 26th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac " Baqdaadi " Oo Kulan la Qaatay Gudiga Dhaqaalaha Ee Golaha Guurtida Somaliland [ SAWIRO ]

0
Wednesday July 28, 2021 - 20:10:51 in Wararka by Sanaag Office
  • Visits: 252
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac " Baqdaadi " Oo Kulan la Qaatay Gudiga Dhaqaalaha Ee Golaha Guurtida Somaliland [ SAWIRO ]

    Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac " Baqdaadi " Oo Kulan la Qaatay Gudiga Dhaqaalaha Ee Golaha Guurtida Somaliland [ SAWIRO ]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac " Baqdaadi " Oo Kulan la Qaatay Gudiga Dhaqaalaha Ee Golaha Guurtida Somaliland [ SAWIRO ]




Guddoomiayaha Baanka Dhexe ee JSL Mudane Cali Ibraahim Jaamac ayaa xarunta Baanka Dhexe kulan kula yeeshay Guddida  Dhaqaalaha ee Golaha Guurtidda, Guddidan oo uu horkacayey Guddoomiyaha Guddida  Mudane: Ahmed Dirir Cali.

Ujeedadda kulanka  ayaa daarnaa u xogogaal noqoshada Arrimaha Dhaqaalaha Dalka.


Ugu horayn Guddoomiyaha Baanka Dhexe ee JSL, Mudane Cali Ibraahim Jaamac ayaa soo dhaweeyey guddida Arrimaha Dhaqaalaha ee Golaha Guuritidda isaga oo uga warbixiyey xaaladda dhaqaaqale dalka,  iyo waajibaadka Baanka Dhexe ee JSL uu ugu xilsaaran yahay Qaranka.

Dhinaca kale, Guddoomiyahu waxa uu si faahfaahsan uga waramay waxyaabahii ugu waaweynaa ee u qabsoomay Baanka Dhexe ee JSL Saddexdii sano ee ugu danbeeyay kuwaas oo ay ka mid ahaayeen.

1. Dejinta sicirka sarrifka 

2. Degenaanta Sicir bararka

3.  Tayaynta shaqadda iyo Shaqaalaha
 
4.  Soo kordhinta Adeegyo cusub sida;  adeeggaa E-shilling  oo ku dhawaad 8,000 oo shaqaalaha dowladda ahi isticmaalaan kuwaas oo Telefoonanadooda gacanta mushaharkoodu kula baxa goor walba iyo waqti kasta, iyo Adeegga ( E-Cashier) oo dadweynahu ku bixin doonaan Cashuurta Dowladda.

4. Maalgelinta Mashaariicadda Horumarineed ee Hay’adaha Dowladda.

Gebogabaddii, Guddoomiyaha Baanka Dhexe JSL waxa uu guddida  Arrimaha Dhaqaalaha ee Golaha Guurtida la wadaagay qorsha horumarineed uu u qorshaysan in ay wax ka qabtaan hadii Alle idmo. 

Guddoomiyaha waxaa kulan ku wehelinayay Agaasimaha Waaxda Xidhiidhka Dadweynaha iyo Arrimaha Dibadda Mudane Mukhtaar Cumar Cali.

Wa bilaahi towfiiq .

Xafiiska 
Xidhiidhka Dadweynaha iyo Arrimaha Dibadda  Baanka Dhexe ee JSL
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO