Wednesday September 22nd, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

*Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta soomaaliyeed iyo caruurtooda*

0
Tuesday August 03, 2021 - 12:19:58 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 456
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    *Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta soomaaliyeed iyo caruurtooda*

    *Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta soomaaliyeed iyo caruurtooda*

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

*Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta soomaaliyeed iyo caruurtooda*
WhatsApp:  +252634484123
Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi quraan online ah oo hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa inta lagu jiro fasaxa summerka kuusoo kordhiyay courses cusub: 

1.Kooraska koowaad: Barashada higaadda quraanka kariimka ah oo lagu dhammaystiri doono muddo 3 bilood ah. 

2.Kooraska labaad: Barashada caqiidada islaamka, siirada nabiga , ducooyinka & Salaadda. 


Labadan koorasba waxa loogu talo galay caruurta yaryar iyo dadka waaweyn. 

Koorsooyinka waxa bixinaya macalimin khibrad leh oo ku dhigi doona luuqadda Somaliga & Luuqadda English ka iyadoo arday walba loogu dhigayo luuqadda uu fahmayo. 

 


Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah : - 
1)Quraanka kariimka ah
2)Higaadda
3)Xadiithka
4)Caqiiqda islaamka
5)Fiqhiga
6)Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
7)Tarbiyadda caruurta
8)  Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka) 
9) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka 
10)Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo) 

;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;l

Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda u leh duruusta ay bixinayaan .

Manhaj tayo leh oo si fudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato . 
Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .

Nala soo xiriir oo hel macluumaad dheeraad ah:

WhatsApp:  +252634484123 
IMO:   +252634484123
 Viber: +252634484123
Telegram: +252634484123
Skype: Amiin Quran Online 
Gmail: Amiinquranonline@gmai.com 
 
Booqo webiste ka dugsiga : 
www.Amiinquranonline.com
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO