Saturday November 27th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Somaliland Burco maxay la damacsantahay, mise sidaa ayay raali kaga tahay

0
Sunday August 08, 2021 - 21:53:00 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 758
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Burco maxay la damacsantahay, mise sidaa ayay raali kaga tahay

    Somaliland Burco maxay la damacsantahay, mise sidaa ayay raali kaga tahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Burco maxay la damacsantahay, mise sidaa ayay raali kaga tahay Burco waxa ka jira xukun daakhili dawlada somaliland toos ugama taliso waxa amarkoodu ka shaqeeyaa niman wadaado sheegta OO haysta haayada wanaagfarista iyo xumaan reebista OO uu aasaasay sh.faruur OO ah xubnaha sarsare ee Alshabaab walina isagaa mulkiile ka ah waxana garabsiiya Qatar foundation waxay si dadban cuno qabatayn ugu hayaan.
Hadaba siday suurto gal utahay in urur diimeed somaliland aan sharcigu fasaxin uu ka shaqeeyo burco waliba la ogyahay in kuwii aasaasay ay aaminsanaayeen qadiyada alshabaab

gudoomiyahoodiina kaba mid yahay madaxda sare ee xarakada alshabaab hadiiba la ogyahay in gudoomiyahoodu xagjir ahaa say suurta gal u tahay in isagiina uu koonfur joogo urur diimeedkiisiina wali shaqeeyo qaar baa odhanaya maaha ururdiimeed ee waa haayada anaagfarista iyo xuman reebista, waa urur waliba saamayn wayn ku leh burco aadna u hagaasiyay waxyaabaha ay sida dadban cunoqabataynta ugu hayaan waxaa kamid ah,
1: Ganacsiga Burco
2: Haayadaha iyo Ngo yada caalamiga ah
3: Fanka iyo Suugaanta
4: Cayaaraha gobolka
5:Saxaafada gobolka
Waxa aan rajaynayaa in maayirka cusub Crisaaq hero uu ka foojignaan doono ninmanka dadka diinta ugu dhuumanaya uuna kala diri doono si Burco u noqoto caasimad caadiya ee aanay u noqon meel ku shaambadaysan wadaado aan yaga mooyee dadka kale nolol u ogolayn haba yaraatee.

Mubaarik Maxamed Ismaaciil
Tell +251934337479
Tell +252634971624
Emailmubaarikdh@hotmail.com
 

Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO