Saturday November 27th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

GUGII TODOBAAD IYO GEEDDIGAYGA SIYAASADEED

0
Sunday August 15, 2021 - 20:26:15 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1396
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    GUGII TODOBAAD IYO GEEDDIGAYGA SIYAASADEED

    GUGII TODOBAAD IYO GEEDDIGAYGA SIYAASADEED

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GUGII TODOBAAD IYO GEEDDIGAYGA SIYAASADEED
Xurmada iyo xasaanada xilku qofka siyaasiga ah kama dhigto guuleyste, ee wuxuu ku hano qaadaa oo ku noqdaa gurgurshaa bisho ma daadshe ah siduu u middeeyo hiigsigiisa iyo hawlgalkiisa maalin nololeed. 

Bar bilawgii boggayga siyaasadeed wuxuu ahaa mid buuq dhawaaqyo badan leh
iyo ka badbadin la kawsaday, taas oo ay adkayd xilligaas in la ogaado xaqiiqadu waxay tahay ee keentay nin siyaasada ku cusub inuu la kulmo xaaladahaas aynu soo xusnay.


Maanta oo ku taariikhaysan 15kii August, 2021 waxay ii tahay maalin bilaw u ah sannadkii todobaad ee si xidhiidh ah aan ugu addeego Qarankayga Jamhuuriyadda Somaliland, taas oo  suurto gelisay in bulshadaydu haysato min-qiyaas lagu cabiri karo tagtadaydii wixii taariikhdu iga qortay.

Dacaayadaha suuqa la geliyo, dagaalka af-ka weerarka ah ee fadhi ku dirirku caanka ku yihiin ma wiiqaan  ama igama dib dhigaan oo ma curyaamiyaan masuuliyaddaha isaaran, taas oo ii sahashay wixii samaa ee dhito iyo dhaxal gal noqday qarankaygu inuu midhihiisii guranayo.
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO