Saturday November 27th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Maxaa Sababay In Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Ay Difaacan Xarunta Dhaqanka Ee Hargeisa Iyo Dugsiga Abaarso Iyada Oo Aan La Samayn Baadhitan Madax Banaan

0
Wednesday August 18, 2021 - 20:57:13 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 1044
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Maxaa Sababay In Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Ay Difaacan Xarunta Dhaqanka Ee Hargeisa Iyo Dugsiga Abaarso Iyada Oo Aan La Samayn Baadhitan Madax Banaan

    Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Shalay iyo Maanta Waxay si taageernimo ku jirto u difaaceen Abaarso School iyo Xaruunta dhaqanka ee Hargaysa.!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Wasiir Maxamed Kaahin Shalay iyo Maanta Waxay si taageernimo ku jirto u difaaceen Abaarso School iyo Xaruunta dhaqanka ee Hargaysa.!


Madaxdeenu iyagaa inooga masuul ah Diinta iyo Dalkaba 
Hadii Dadka qaarkii ay eedeeyeen Labadaa goobood oo ay ku ee deeyen inay wadaan Dagaal hoose oo Diintena iyo dhaqan keena ku wa jahan madaxdeenu ma inay qolo daafacdaaba mise waa inay u garnaqaan oo arinta labada dhinac midka sax san iyo midka qaldan baadhis intay ku sameeyaan hadhow midka qaldan Talaabo laga qaado shacabkana lala wadaago baa .?!


Dawladeenu Waa dawlad islaam ah dadkeeduna uu islaam yahay Arintani maaha arin la fududaysan karo waa arin taabanaya mustaqbalka dalkeena iyo dadkeena sidaas marka ay tahay waa arin ka wayn in qolo si caadifadaysan ay wax u dhaliisho ama qolo kale si jibaysan wax u daafacdo.!

Qofka muslimka ahi waxa uu ogyahay oo Uu ilahay u sheegay in ay gaalo cadawgooda kowaad ay tahay.

Hadii Tuhun ah in labadaa goobood ee Abaarso school iyo Xaruunta dhaqanka Hargaysa  in Diinteena iyo Dhaqan keena Hab qarsoon oo Maskixiyan ah ay dagaal inoogu wadaan laynooga digay ogow digniintaasi waa mid shaqsi kasta iyo guud ahanba inoo taabanaysa sidaa laarjigeed maaha in dadka qaar ay u fahmaan in ay tahay arin aan khusayn amaba aan mustaqbalka naftiisa ta ehelkiisa iyo ta dalkiisaba taabanaya inaanay ahayn.

Hadii Arinkani uu yahay arin inaga wada dhaxeeya khatarta lagadigayaana ina wada taabanayso waa in aynu si wada jir ah aynu baadhis qoto dheer aynu ugu samaynaa arinkan oo aan la fududaysan Culimo,Bulsho,iyo Dawlada oo aan loo arki arin cid gaar ah khuseeya.

Ugudan bayntii :…….
Waxaan soo jeedin lahaa labadaa goobood Arinkoodu in badan ayuu inagu soo noqnoqday in baadhis qoto dheer oo culimo iyo Aqoonyahnkena Barayaasha jaamacadaha isugu jira ay baadhis ku sameeyan 
Qolyaha Eedaynayaana Cadaymaha waxay ku edaynayaan ay soo bandhigaan Qolada la eedaynayaana is baraxaan.!!


Maxamed Saleban Daroor

Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO