Wednesday September 22nd, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Guuldarii kulmiye ee doorashooyinkii 31 May iyo " The Arrows of Misfortune

0
Monday August 23, 2021 - 09:50:56 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 601
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guuldarii kulmiye ee doorashooyinkii 31 May iyo " The Arrows of Misfortune

    Guuldarii kulmiye ee doorashooyinkii 31 May iyo " The Arrows of Misfortune

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guuldarii kulmiye ee doorashooyinkii 31 May iyo " The Arrows of Misfortune
Salaan kooban dhaman umada iyo shacabka somaliland iyo Somaliyeed .

Waxaa sabaabay guldaradii Kulmiye ee doorashoyinkii 31 May .
Waxa aan is toosa diirada ugu sareeynaa qodobo dhowr ah oo aan ugu magac daray faladhihii
nasibdara ay ee sababay guldaradii kulmiye iyo M/Biixi ee 31 May
M/biixi waxa ay bixisadu qaaday maalintii loo dhaariye Mansabka Madaweynaha khudbadii uu horeysay
ee Madaxweynuhu u jeediyay xisbigiisii iyo kaadirintiiiyo bulshoweyntii dooratay la soo halgantay ee u
duur galay naf iyo maal uu huray abaalmarin waxa uu ugadhigay erayadii. Fajicisada noqday ee M/Biixii
afkiisa ka soo baxay ee ahaa " Faartiina eedidoontan. Iyo xaagiina ku cirayaa iyo qaar kale oo badan " "
Yaa iyaduba bixiso weeye horta malintasay bixisadu qaaday M/BIIXI. wixi ka danbeeyay waxa uu noqday
dhacdowyinkii taxana ahaa ee aan kugu magac darey " the Arrows of Misfortuneā€¯
Markaliyaa ayay bulshadii dooratay layaab iyo anfariir ku dhacay waxay u qaatayn in M/Biixi u
salbabakhay oo u farxad naxay kala garan waayay dadkii u codeeyay iyo kuwii ka codeeyay laakin arinta
ma noqonin oo waxay ku soo biyo shubtay in ay M/Biixi ay Bixisu qaadatay goobtaa iyo malintaa waxa
ka baxday falaadhi uu horeysay ee horseeday guldaradii 31 May
Kadib maxaa dhacay bulshadii iyo kadirintii xisbigii facweynaa ee kulmiye ee M/ Biixi dhaxlay waxay
gooan ku qatayn in ay Biixi iyo bixisadiisa u kala baxaan.
Deetana waxaa dhacay M/Biixii iyo bixisadisii halke ila mareeyn ????
Lasoco Qaybaha danbe
Naasir Osman NDalxiis.

Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO