Saturday November 27th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

FALLO:"Waa Kuma Wasiirka Madaxweyne Biixi U Cugtay Bedelka Ehu Bederkii Xukuumadiisa Xildh Faratoon

0
Thursday September 02, 2021 - 18:58:09 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 3445
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    FALLO:"Waa Kuma Wasiirka Madaxweyne Biixi U Cugtay Bedelka Ehu Bederkii Xukuumadiisa Xildh Faratoon

    Waa Kuma Wasiirka Madaxweyne Biixi U Cugtay Bedelka Ehu Bederkii Xukuumadiisa Xildh Faratoon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Kuma Wasiirka Madaxweyne Biixi U Cugtay Bedelka Ehu Bederkii Xukuumadiisa Xildh Faratoon
FALLO"Waa Kuma Wasiirka Madaxweyne Biixi U Cugtay Bedelka Ehu Bederkii Xukuumadiisa Xildh Faratoon"

Abdirisaq Atash Wuxuu Kamid Yahay Wasiirada Cusub Ee Madaxweyne Biixi Maanta Xilka U Magacaabay,Waxaanu U Igmaday Wasiirka Gaadiidka Iyo Horumarinta Jidadka

Waa Masuul Dhisan Siyaasad Ahaan,Aqoon Ahaan,Iyo Dhaqan Ahaanba,


Waa Siyaasi Saamayn Ku Leh Gobolka Sool, Wuxuu Nasiib U Helay In Labadi Xukuumadood Ee Kulmiye Xilkana u Kala danbeeyey Xilal Wasiir Ka Qabto,

Marka Laga Tago SIYAASADA, Xirfadiisa Labaad Waa Ganacsade wayn oo kamida Ganacsatada Somaliland Waxaanu Kamid Yahay madaxda iska leh Shirkada weyn Ee HASS oo shidaalka, GASS-ta iyo alaabo kaleba dalka keenta,

Mudan Atash Door weyn Ayuu Ka qaatay nabadaynta Gobolka Sool, Waxaana Lagu Xasuusta Doorkii uu Ka Qaatay, Soo Xero gelinta Jabhadii Khaatumo Ee uu Hogaaminayey (AHUN) Marxuum Cali Khaliif Galaydh, Wakhtigaas Oo Atosh aanu Xil hayn Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo, Balse uu gacan ka siiyay Madaxweynihii Hore Ee Qaranka Hir Gelinta Heshiiskaas nabaded,

Waxaa xusid Mudan In Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Madaxweyne Biixi Qardoofoyin Siyaasaded Dhex Mareen, Gaar Ahaan wasiir Qambi Oo Ay Isku Deegan Yihiin,

Doorashadii u Danbaysay mr: atash Wuxuu Muujiyey Inuu Leeyahay damac Siyaasaded, Isaga Oo u Hanqal Taagey Inuu Kamid Noqdo Murashaxiinta Doorashada Aqalka wakiilada ee waliba uhanqal taagay kursiga ugu sareeya ee Gud: Baarlamaanka.

Balse waxa hankiisa dadafeeyay oo laf Dhuun Gashay Ku Noqday Madaxweyne Muuse Biixi Oo Dhisaayey Ex Wasiir Xildh Faratoon,

Intaas Kadib Madaxweyne Muuse Biixi Ayaa La Sheegay Inuu Siyaasi Atash Iyo Odayaal Beeshisa Ah Ku Qaabilay Qasriga Madaxtooyada Kana Codsaday Inuu U Tanaasulo Xildh Yaasin Maxamud Xiir Faraton oo la duunayo kursigaasi baarlamaanka ah taas Bedelkeedana Uu Xukuumada Xil Shilis Ka Siin Doono,

Gorfayn Iyo Dood Dheer Kadib Wuu Aqbalay Cabdirisaaq Dalabka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, Sidoo Kalena Waa waa guulaystay xil.Faratoon oo wuxuu Noqday Xildhibankii Ugu Codka Badna Gobolka Sool, inkasta oo lagaga adkaaday kursigii gudoomiyaha.

Ugu danbayntiina maanta madaxweyne Muuse biixi ayaa oofiyay balantii uu horey uga qaaday  mudane  Abdirisaq Atash oo Noqday Masuulka buuxiyey Jagadii EX Wasiir Faratoon, loona magacaabay wasiirka horumarinta jidadka iyo gaadiidka oo haatan ah wasaarad shilis.

Dadka Falanqeeya Arimaha Siyaasada Waxay Magacaabista Wasiir Cabdirisaq Ku Tilmaamen Guul Siyaasaded oo Madaxweyne Biixi Ka Saacidaysa Gobolka Sool, Gaar Ahaan Doorashooyinka Madaama mr' atash Uu Gobolka Saamayn Badan Ku Leeyahay,

W/Qalinkii Abdirahman Tiriike
BurcoOnline.com


Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO