Saturday November 27th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Qeybta 2aad: Jaamacadda Burco shahaadadeeda heerka koowaad. Sumadaha shahaadadda waxbarasho ee saxda ah.

0
Tuesday September 07, 2021 - 11:45:57 in Wararka
  • Visits: 851
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qeybta 2aad: Jaamacadda Burco shahaadadeeda heerka koowaad. Sumadaha shahaadadda waxbarasho ee saxda ah.

    Qeybta 2aad: Jaamacadda Burco shahaadadeeda heerka koowaad. Sumadaha shahaadadda waxbarasho ee saxda ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qeybta 2aad: Jaamacadda Burco shahaadadeeda heerka koowaad. Sumadaha shahaadadda waxbarasho ee saxda ah.
Jaamacadda Burco waa jaamacadd bulshada Burco samaysatay, waxay diiwaangashantahay jaamacad  dawladeed. Hadaba Waxaynu weynayso ku eegaynaa in ay ka soo baxday shuruudihii shahaadadda waxbarasho ee saxda ah (Authenticated certificate).  W/Q Dr Bilaal Axmed Cige 

Sida sawirka shahaadada kaaga muuqda shaahadadan waxay koobsatay dhamaan qodobadii shahaado sax ah looga baahnaa sida; 


1. Serial number: Sumada kala horraynta tirada ama xidhiidh-tiraha, sumadan waa mid ay waajib tahay shahaadaddu in ay yeelato. Waa mid tixraac u samaynaysa shahaado kasta oo jaamacaddu bixiso, haddii wakhti kale loo baahdana, sida ardaygu marka uu shahaadadda qaato in uu waxbarasho kale doonto, jaamacadda uu waxbarashadda ka soo codsaday waxa ay tixraac ku samaynaysaa in sumada kala horaynta tirada ama xidhiidh-tiruhu (Serial Number) sax tahay oo aanay been abuur ahayn (Fake). Waa astaan cadaynaysa shaahadaddaas in ay ka soo baxday jaamacad nidaam leh. 

2. Dry stamps: Shaanbadda qallalan. Waa sumad kale oo muhim u ah shahaadadda jaamacadda ama machad aqoon bixinaya, calaamaddan waxa ay meesha ka saaraysaa shahaadaddu in ay tahay macmal oo qofku suuqa madow ku samaystay. Sumaddan inta badan waxaa leh shahaadooyinka saxda ah ee ka soo baxay goobaha waxbarasho ee adag. Hadii shahaadaddu aanay lahayn shaanbada qallalan ma aha mid la isku hallayn karo xaqiiqadeeda. 

Jaamacadda Burco waxaa xafidan shahaadadeeda waxbarasho oo leh dhamaan sumadihii muhimka ahaa. Shahaadadan way adagtahy in lagu samaysto sifo aan sharci ahayn. 

La soco qeybta 3aad iyo jaamacad kal.

Dr Bilaal Axmed Cige


#share
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO