Saturday November 27th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Baahin Qandaraas,Dawlada Hoose Ee Degmada Burco

0
Tuesday September 14, 2021 - 11:30:31 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baahin Qandaraas,Dawlada Hoose Ee Degmada Burco

    Baahin Qandaraas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Baahin Qandaraas
 
 
BAAHIN QANDARAAS
 
 
 
bashiir cabdi
to me, Burco

13 minutes ago
Details

 

 

                                         Baahin Qandaraas 

 September -14- 2021 

Tixraac: DHB/BUR/JPLG/32/21 

 

Golaha deegaanka ee degmada  Burco  wuxuu ka helay maalgellintan Qaramada midoobay Mashruuceeda Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN - JPLG), waxaanu jecelahay in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo  Mashaariicda hoos ku qoran:  

 

Sidaas darteed, Golaha Deegaanka ee Degmada  Burco  waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran: 

SN 

Project  No. 

Project Name  

 Location 

1. 

DHB/JPLG/032 

LixleTarmac Road 

Burco 

2 

DHB/JPLG/033 

Mohamed-Ali Tarmac Road  

Burco 

 

Dokumentiga qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda:  

14/9/2021  ilaa 27/9/2021  Qiimuhu waa  $10 qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska. 

 

 

Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:  Xafiiska Mashaariicda D/hoose ee Degmada Burco, ka hor wakhtiga kama dan baysta (Deadline) oo ah Taariikhda: 27/9/2021  ee saacaduna tahay: 12:00:PM ee maalinta Isniinta. 

.   

Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furi doonaa, iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha  doonaaya inay soo xaadiraan. 

            Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 4 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 18/9/2021, waqtiga; 09: 00 a.m, Goobta; _Hoolka Shirarka ee Dawlada Hoose 

 si loogu faafahiyo waxyaabaha ku qoran qandaraaska haddii ay u baahdaan. 

 

FIIRO GAARA:-Dhamaan qandaraaslayaasha waxa laguwargelinaya in qandaraasleyasha kuguulaysta mashruucyadan ay bixindoonan cashuurta dawladadhexe oo ah 3% ookago’idoonta lacagtaguudee ay mashruuca ku helaan 


Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Qandaraaska; 

 

No 

Type 

Description 

Submitted 

Yes 

No 

1 

Certificate of registration 

From District 

 

 

2 

Licence of the company  

From Ministry of Public Works 

 

 

3 

Receipt from District Council for bidding  

Bid documents from source ($10) 

 

 

4 

Certificate of completion projects 

The past three years completed projects with UN agencies, INGOs, Government etc. 

 

 

5 

CVs of project engineer with certificate 

The project engineer’s CV 

 

 

6 

The company’s profile  

The company profile documents 

 

 

7 

Bid fully priced 

Priced BOQ, the bidding document (amount in figures and amount in words) 

 

 

8 

Bid signing 

To sign and to stamp (Signed form of tender))  

 

 

9 

Updated Bank Statement 

Supplier provides Bank statement for last one year period? 

Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO