Wednesday September 22nd, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Badhasaabkii Horee Gobalada Hawd Iyo Saraar Ee Dawladii Siilanyo Oo Shacabka Somaliland Iyo Qoyskiiba Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timi Alle ha u naxariistee Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo ku geeriyooday dalka Turkiga.

0
Tuesday September 14, 2021 - 16:33:06 in Wararka by Hargeisa Head OFFICE
  • Visits: 411
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Badhasaabkii Horee Gobalada Hawd Iyo Saraar Ee Dawladii Siilanyo Oo Shacabka Somaliland Iyo Qoyskiiba Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timi Alle ha u naxariistee Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo ku geeriyooday dalka Turkiga.

    Badhasaabkii Horee Gobalada Hawd Iyo Saraar Ee Dawladii Siilanyo Oo Shacabka Somaliland Iyo Qoyskiiba Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timi Alle ha u naxariistee Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo ku geeriyooday dalka Turkiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Badhasaabkii Horee Gobalada Hawd Iyo Saraar Ee Dawladii Siilanyo Oo Shacabka Somaliland Iyo Qoyskiiba Ka Tacsiyadeeyay Geerida Ku Timi Alle ha u naxariistee Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo ku geeriyooday dalka Turkiga.
GBadhasaabkii horee goballada Hawd Iyo Saraar Ee Dawladdi horee Madaxwayne Siilanyo Mudane Ibraahim Cali Xaaji Xasan, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, bahda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta, iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo ku geeriyooday xalay oo ay taariikhdu tahay 14/09/2021 dalka Turkiga oo uu muddo u joogay Xaalad Caafimaad.

Sidoo kale Gudomiyuhu Waxa uu marxuumka ku tilmaamay Suldaan Dhaqan yaqaan ah oo si wanagsan ula soo shaqeeyay mudadii uu hayey xilka gudomiyaha gobalka hawd, door muhiim ahna kaso qaatay dib u dhiskii iyo nabadayntii somaliland, kana soo jeeday sandalad guun ah oo taarikh wayn ku dhex leh 



Gudomiyuhu waxa uu marxuumka alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, bahda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehellada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. 

Alle Mahad Leh.
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO