Thursday October 21st, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

BAAHIN QANDARAAS

0
Wednesday September 15, 2021 - 19:52:53 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAHIN QANDARAAS

    September -14 2021 Tixraac: SLDAAD/ODW/JPLG/33/2021

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

September -14 2021 Tixraac: SLDAAD/ODW/JPLG/33/2021
Golaha deegaanka ee degmada  Ee  Dawladda Hoose ee Degmada Odweyne   Waxay ka heleen maalgellintan Qaramada midoobay Mashruuceeda Dawladaha hoose ee adeega iyo maamul-daadejinta (UN - JPLG), waxaanu jecelahay in qayb ka mid ah maalgellinta uu u isticimaalo  Mashaariicda hoos ku qoran: 

Sidaas darteed, Golaha Deegaanka ee Degmada  Odweyne   waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay qabtaan shaqooyinka hoos ku qoran:


  Project Name                                       Location
1.  Odweyne central Tarmac road       Odweyne 
2. Extension of Lanmulaxo.MCH        Lanmulaxo
3. Extension of Dabagoryale MCH  Dabagoryale

Dokumentiga qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda: 
14/9/2021  ilaa 27/9/2021  Qiimuhu waa  $20 qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:  Xafiiska Mashaariicda D/hoose ee Degmada Odweyne  ka hor wakhtiga kama dan baysta (Deadline) oo ah Taariikhda: 27/9/2021  ee saacaduna tahay: 12:00:PM ee maalinta Isniinta.
.  Wixi faah Faahin ah kala.soo xidhiidh 
Phone Number .634439546/634484400/634480505
Email Odw.municipal@gmail.com

Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furi doonaa, iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha  doonaaya inay soo xaadiraan.
            Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas, 4 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 18/9/2021, waqtiga; 09: 00 a.m, Goobta; _Hoolka Shirarka ee Dawlada Hoose
 si loogu faafahiyo waxyaabaha ku qoran qandaraaska haddii ay u baahdaan.

FIIRO GAARA:-
Dhamaan qandaraaslayaasha waxa laguwargelinaya in qandaraasleyasha kuguulaysta mashruucyadan ay bixindoonan cashuurta dawladadhexe oo ah 3% ookago’idoonta lacagtaguudee ay mashruuca ku helaan
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO