Saturday November 27th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

KUMA KULMIYE?

0
Tuesday November 23, 2021 - 03:12:57 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KUMA KULMIYE?

    Wuxuu talada dalka la wareegay 2010 isagoo xiligaa oo uu 7sano kahor dhacay in badan oo ka horaysay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wuxuu talada dalka la wareegay 2010 isagoo xiligaa oo uu 7sano kahor dhacay in badan oo ka horaysay
WAA  

Wuxuu talada dalka la wareegay 2010 isagoo xiligaa oo uu 7sano kahor dhacay  in badan oo ka horaysay mucaarid ahaa!

Wuxuu talada kalawareegay Udub mushahar ay bixiso iska daayee raashinkii ciidanka cirka galay( bankrupt)
Sagxada iyadoo la joogo baa Kulmiye oo Siilaanyo Mwayne u noqday yimi wacdaro iyo sumulo dhigay oo dharyahaa dabka lagu dhardhaaray xawaare aan caadi ahayn uu ku kaxeeyey oo mucaarid iyo muxaafidba qireen in kabaha la subkaday!


Waxaan odhankaraa waa sababta maanta hadii Xukuumada M/wayne Muse ay Malab shubto aanay u muuqanayn iyadoo aynu og nahay inaanu u yaraysan!

Waxaa waliba u dheeraa M/wayne Muse ama ku bilaabmay 4sano colaad dhaqaale oo dabadeed ama dowladaha jaarkaa iyo colaad lokal ahoo  lagala horyimi oo kaga imanaysay muraacid gudaha inkastoo uu Siilanyo colaadaha qaar kala mid ahaa,

Hadana isaga durufihii siyaasadeed ee adkaa ee geeska kasoo kacay ee uu sida geesinamada leh uga dabaashay mucaaridkii oo aqbaliwaayay natiijadii doorashada oo waliba isna weheliyay Coved19 ilaa maanta lala dhutinaayo!

Waxaan odhan karnaa inuu waxaas odhan kaga jawaabay inay Somaliland ahaato mid wanaagsan in uu kuwii mucaaridka ku ahaa uu iyagii haldheeriga siyaayay haday mashaariic tahay iyo haday maslaxaad kale tahayba!

Haatan iyo dan waxaynu wada og nahay in doorashooyinka Somaliland soo dhow yihiin M/wayne Musens nin ku dhiiran yahay oo dhaqaalona galiya markaa taageerayaasha iyo shacabka imikaba in badan oo iyaga ka mid ahi aaminsan tahay in Kulmiye iyo Murashaxiisu dhacaayo 8 subaxnimo sidee bay kula tahay in looga dhaadhicinaayo haday isrogto!

Abdirahman Ciro iyadoo cadahay cod badan lagaga badiyay uu isla keen soo hortaagay dalkan baan u tanaasulay ee Muuse Biihi uma tanaasulin,
Imikaba anigu waxaan qabaa yaan aad loo ruxin Soda.

Wabilahi towfiiq Mustafe A Garas
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO