Saturday November 27th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Maxamed Bk ayaa maansadan u tiriyay Madaxweyihii hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo:-

0
Tuesday November 23, 2021 - 09:58:10 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Maxamed Bk ayaa maansadan u tiriyay Madaxweyihii hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo:-

    Maxamed Bk ayaa maansadan u tiriyay Madaxweyihii hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo:-

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed Bk ayaa maansadan u tiriyay Madaxweyihii hore Ee Somaliland Axmed Siilaanyo:-
Markastaba xusuusnow
Axmed Maxamed Maxamuud
Manfac buu dalka u dhigay iyo
midho aan dhamaanayn.

Madaxweynihii hore 
Muran kuma jiro
Meeqaamku dalka u dhigay.

Mahdi bu ahaa
Bulshadaa makhraatiya
Markaan rogrogoon eegay
Miisaanka xaqsoorka saaray
Siilaanyo Madax buu ahaa.
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO