Saturday November 27th, 2021
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay Xaalad Bani'aadanimo inuu galay dalka Soomaaliya

0
Wednesday November 24, 2021 - 08:41:46 in Wararka by Hargeisa Head OFFICE
  • Visits: 153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal wasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay Xaalad Bani'aadanimo inuu galay dalka Soomaaliya

    Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in dalka uu galay Xaalad deg deg ah oo bani'aadanimo oo ka dhalatay abaaraha baahsan ee dalka kusii faafaya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay in dalka uu galay Xaalad deg deg ah oo bani'aadanimo oo ka dhalatay abaaraha baahsan ee dalka kusii faafaya.
Raysal wasaare Rooble ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo beesha Caalamka ugu baaqay in si deg deg ah loogu soo gurmado dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu halakeeyeen.

"Maanta oo ay Taariikhdu tahay 23 November 2021 kadib markaan dhageestay warbixintii ay soo diyaariyeen gudigii aan u magacaabay xaaladda abaaraha dalka taas oo muujisay inuu dalku ku sugan yahay xaalad adag oo ay keenen abaaruhu sidaas darted, waxaan Ku dhawaaqayaa in uu dalku galay xaalad Deg deg ah oo bini’aadanmino loona baahanyahay gurmad deg deg ah gudaha iyo dibadaba” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.


Hadalka Raysal wasaaraha Soomaaliya uu kasoo saaray xaalada bani'aadanimo ee dalka ayaa imaanaya xili abaaro aad u daran ay ka jiraan inta badan gobolada dalka haba ugu sii darnaatee deegaanada maamulka Jubbaland iyo gobolka Hiiraan.

Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO