Sunday January 23rd, 2022
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Beenta Warbaahinta Waddani By Mukhtar Cilmi

0
Thursday November 25, 2021 - 20:56:01 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beenta Warbaahinta Waddani By Mukhtar Cilmi

    Beenta Warbaahinta Waddani By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beenta Warbaahinta Waddani By Mukhtar Cilmi

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

Warfaafintu qayb weyn ayay ka tahay guusha xisbi walba oo hankiisu yahay madaxnimadda dalka oo ka diiwaan gashanyahay, hadii u ducuf ka muuqato hab u socodkiisa waxay ila tahay in u xisbigaasu mar walba u saaxiib la noqdo guuldarro! ,taasuna waxay haysataa warbaahinta xisbiga waddani iyo xafiiskeeda warfaafinta!!!. sida aanu u wada ogsoonahay guusha uu ku gaadhay KULMIYE kursiga 2010 waxay ahayd warbaahin isagoo si xun kaambayn iyo dagaal la galay xukuumadii UDUB iyo tv geedii qaranka waagaa. waxaana guulaystay runti warbaahiinta mucaarideed ee kulmiye oo runtii dhisatay warbaahin adag.

Waxaana intaas u soo qaatay caawa in ay sidii weli tahay warfaafinta Waddani oo wax isbedel toona keenin..been bay imika fadhiyaan oo ah in dadku soo dhaweyeen wareejintii cirro ku wareejiyey xirsi, war caqliga dadka kuma ciyaaraysan dadkuna way bislaadeyn sidii hore maaha xirsow. Lama ilaawin boobkii madaxtooyadda u fadhiday, lama ilaawin dagaalada ka oogtay buuhoodle aad shaadh qabiil ku adeegsatay ciidaanka qaranka, iyo dagaaladii ceelafweyn.markaas aya diin nagu wacdinaysaa wana sifooyinka munaafiqiinta.

Maantana xafiiskuuda wuu madhan yahay kii ugu danbeyey waakii is casilay, waxa la dagay xoghaya guud khadar dhukur aan khibrad u lahyen siyaasadda oo maroorsaday taladii warbaahinta WADDANI. haddaba tageeriyaasha weli khayr ka sugaya waddani waxaan udhan lahaa ka quusta oo sakhradda khiyaaliga ka kaca!. xisbigu waa xisbi liita oo loo iibiyey kooxdii wadanka liqday..

By Mukhtar Cilmi

mukhtarcilmi@hotmail.com



 
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO