Saturday January 22nd, 2022
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Waxaan Hambalyo, Duco Iyo Boggaadin u Dirayaa Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Burco MD. Sakriye Cabdiraxmaan Maxamuud Oo Xilka la Wareegay Maanta (Zakariye Lamuumbe ).W/Q. Ugaas Cumar Jaamac Iidle

0
Thursday November 25, 2021 - 21:23:46 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaan Hambalyo, Duco Iyo Boggaadin u Dirayaa Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Burco MD. Sakriye Cabdiraxmaan Maxamuud Oo Xilka la Wareegay Maanta (Zakariye Lamuumbe ).W/Q. Ugaas Cumar Jaamac Iidle

    Waxaan Hambalyo, Duco Iyo Boggaadin u Dirayaa Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Burco MD. Sakriye Cabdiraxmaan Maxamuud Oo Xilka la Wareegay Maanta (Zakariye Lamuumbe ).W/Q. Ugaas Cumar Jaamac Iidle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan Hambalyo, Duco Iyo Boggaadin u Dirayaa Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Burco MD. Sakriye Cabdiraxmaan Maxamuud Oo Xilka la Wareegay Maanta (Zakariye Lamuumbe ).W/Q. Ugaas Cumar Jaamac Iidle

Waxaan Hambalyo, Duco Iyo Boggaadin u Dirayaa Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Burco MD. Sakriye Cabdiraxmaan Maxamuud Oo Xilka la Wareegay Maanta(Zakariye Lamuumbe).
W/Q. Ugaas Cumar Jaamac Iidle

Waxaan hambalyo,bogaadin iyo duco u dirayaa Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Burco Md.Sakariye Cabdiraxmaan Maxamuud oo Wasiirka Wasaaraada Khayraadka Biyaha Somaliland Md .
Cali Xasan Maxamed "Cali Mareexaan" u Magacaabay Maareeyaha Cusub Ee Wakaalada Burco.

Maareeye cusub MD. Sakariye Cabdiraxmaan Maxamuud wuxuu ahaa Maareeye Ku/Xigeenkii hore ee Wakaaladda Biyaha Burco oo shaqo Wanaagsan hore uga soo qabtay Wakaalada Biyaha Burco. Maareeye Sakariye Cabdiraxmaan Maxamuud waa nin dhalinyaro ah,aqoonyahan ah,karti iyo dad isku wad leh. Waa nin hogaamin leh oo shaqadiisa iyo masuuliyaddihiisa ku adag,waa nin akhyaar ah oo dabeecad iyo dun-wannaag leh.

Waa masuul in badan ka soo shaqeeyay Wakaaladda Biyaha Burco ,mudo badana soo hayay xilka Maareeye ku/xigeenka Wakaaladda Burco,aniga oo ku kalsoon shaqada iyo khibrada uu u leeyahay shaqada Wakaalada Biyaha Burco, waxaan qabaa in uu horumar baaxad leh gaadhsiin karo Wakaallada Biyaha Burco oo laf-dhabar u ah magaaladda Burco, madaama ay biyuhu yihiin waxa ugu horreeya ee "Nolosha asaasiga u ah".

Waxqabadkii wangsanaa ee uu maareeyaha cusub kasoo qabtay Wakaallada iyo mudnaanta shaqo wanaag ee u kusoo adeegay mudadii uu madaxda ka ahaa Wakaallada Burco, wa mid aan aaminsanahay in loogu xushay in hoggaamiyo Wakaalada Biyaha Burco,kuna mutaystay in loo dalacsiiyo xilka Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Burco .

Madaama oo uu xilka iyo masuuliyadda Qaranku leeyahay culays iyo waajibaad shaqo, waan u ducaynayaa Mareeyaha Cusub MD. Sakariye Cabdiraxmaan Maxamuud in allaah ku asturo xilkaas cusub ee loo magacaabay, una fudaydiyo waajibaadka shaqo,xil iyo masuuliyaddeed loo igmaday maareeyaha cusub Ee Wakaaalada Biyaha Burco idamka alleh .

Waxaan u boggaadinayaa Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland MD .Cali Xasan Maxamed 'Cali Mareexaan' oo Wakaalada Biyaha Burco usoo xulay masuul aqoon iyo khibrad-ba u leh ,kalsooni badana aanu ku qabno shaqdiisa iyo in u u adeego Qaranka , waxaan leenahay wasiir waxaad cugatay masuul ku haboon shaqda aad u magacawday lehna kartid iyo dadaal badan.

Ugu danbayn allaah mahad-leh.

W/Q. Ugaas cumar Jaamac Iidle


Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO