Saturday January 22nd, 2022
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Sabtida Baarlamaanka Halala Wareego Qore Mukhtar Cilmi

0
Wednesday December 15, 2021 - 20:30:16 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 460
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sabtida Baarlamaanka Halala Wareego Qore Mukhtar Cilmi

    Sabtida Baarlamaanka Halala Wareego Qore Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sabtida Baarlamaanka Halala Wareego Qore Mukhtar Cilmi Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.

Waxaan caawa udiraya madaxweynaha muuse biixi cabdi iyo saleebaan nuur gudoomiyaha gurtida iyo janalka police ka somaliland dabagale in dumuqraadiyada somaliland la badbaadiyo iyo rabitaanka shacabka somaliland furista ururada siyaasideed. Waan in maalinta sabtida dhamaan xildhibaanada iyo golaha sare ee barlamaanka giire iyo xaamud ay la wareegaan shirgadoonka oo xeer 14 ururada la ansaxiyo maadaama koronkii lagu laalay aan sharci ahayen.


Cabdirizaaq khaliif sharci daro samiyey wuxuuna ku ciyaaray shurucda dalka uyaalay,wuxu mooday in u golohu yahay mid isaga taabicsan lkn way beenowday aqlabiyada xildhibaanada waxay taageeran yihiin xeerka furista ururada. Hadaba sabtida waa in loo codeyo furista ururada oo cabdirizak khaliif yaanu imanin xarunta hadu rabin in u ccodayo.Amni ahaan waa in lala wareego xarunta baarlamaanka maadaama ay jiraan xildhibaano adab iyo anshax ay bartaan. Xildhibaan walba ha codeyo lkn bela adabnimo hadii tumaado gacan bir in lagu qabto weeye.

Balanteenu waa sabtida iyo rajada shacabka somaliland furista ururada siyaasideed.

Qore Mukhtar Cilmi
mukhtarcilmi@hotmail.com
 

Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO