Saturday January 22nd, 2022
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Gudoomiyaha Gobolka SANAAG Ayaa Dhanbal Hambalyo Ah U Diray Kooxda Dawlada hoose Ee Degmada Ceerigaabo Oo Ku Guulaysatay Inay Iska Xaadiriso Dhamaadka Tartanka Horyaalka Dalka,

0
Thursday January 13, 2022 - 19:18:47 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Gobolka SANAAG Ayaa Dhanbal Hambalyo Ah U Diray Kooxda Dawlada hoose Ee Degmada Ceerigaabo Oo Ku Guulaysatay Inay Iska Xaadiriso Dhamaadka Tartanka Horyaalka Dalka,

    Gudoomiyaha Gobolka SANAAG Ayaa Dhanbal Hambalyo Ah U Diray Kooxda Dawlada hoose Ee Degmada Ceerigaabo Oo Ku Guulaysatay Inay Iska Xaadiriso Dhamaadka Tartanka Horyaalka Dalka,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Gobolka SANAAG Ayaa Dhanbal Hambalyo Ah U Diray Kooxda Dawlada hoose Ee Degmada Ceerigaabo Oo Ku Guulaysatay Inay Iska Xaadiriso Dhamaadka Tartanka Horyaalka Dalka,
"Hambalyo Hambalyo Hambalyo 

Waxaan halkan hambalyo balaadhan uga dirayaa kooxda kubadda cagta dawladda hoose ee Ceerigaabo, guusha weyn ee ay kasoo hoysay koobka horyaalka horyaaladda  kooxaha heerka koowaad ee ka socda magaaladda Berbera isla markaana usoo gudubtay ciyaarta kama-danbaysta horyaalka ( FINAL ka.) 

Tababare Ayaanle Yusuf wuxuu soo bandhigay khibrad cajiib ah iyo xeelad heer sare ah oo uu ciyaartoydiisa ku hogaamiyay guulo waaweyn oo taarikhi ah.  Qaab-ciyaareedkii cajiibka ahaa ee goolhaye Loogardam ayaan isna hambalyeynayaa. Dhamaan maamulka kooxda iyo ciyaaryahanada ayaan mar labaad bogaadinayaa. 
Guud ahaan shacabweynaha gobolka Sanaag iyo maamulka gobolku waxay ku kalsoon yihiin xirfadiina waxay na idinka rajaynayaan guusha ugu weyn ee tartanka oo ah koobka.

Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
Halkan Ka Daawo: Barnaamijkeeni Aqoon Kororsi; Inako Maanta Diirada Ku Saarayna Tobanka Qof ee Aduunka Ugu Hantida Badan Sanadkan 2020
Halkan Ka Daawo Barnaamij Ku Saabsan 10Ka Dal ee Dunida Ugu Yar
Halkan Ka Daawo Barnaamijki Aqoon Kororsi 10 Dal ee Dunida Ugu Weyn Top 10
WAREYSIYO