Cirro Iyo Faysal Maanta Tacsi Siyaasideed Aya U Taala Qore Mukhtar Cilmi
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.
Maahmaah somaaliyeed aya tidhada Beentaada hore, runtaada danbey u daran tahay!!, imisa idin lahaa Cirro iyo faysal way idin khiyaamayn!, xalay faysal isago lahadlaya qof aya cajilad laga dubay isago been usheegaya qof ?!,cirro isagona wuu is qariyey Karin marku xirsi diiday xalay loo sheegay in ururadu horeyaan oo ay saaxada ka baxaysaan!!.
Madaxweyne muuse biixi cabdi wuxuu cadeyey in isaga iyo gudiga doorashooyinka ay waafijinayaan doorashada ururada kahor ta madaxtooyada oo halkaas sedexda xisbi cosub ku tartami doonaan doorashadda 13 November. Cirro reer waddaniyow wuu idin khiyaamay, xirsow cirro wuu ku khiyaamay kana baxsaday!!. Hadaba waxan talo u soo jeedinayaa bulshada isbedelka daninaya in ay ururada cosob taageeraan oo tacbkooda yu ku lumin cirro iyo faysal mar danbe!!!! Caawa taczi aya idin taal.
Cirro Iyo Faysal Maanta Tacsi Siyaasideed Aya U Taala Qore Mukhtar Cilmi
Cirro Iyo Faysal Maanta Tacsi Siyaasideed Aya U Taala Qore Mukhtar Cilmi