Monday May 23rd, 2022
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Somaliland Waxanu soo galiney Computerkii Caalamka!

0
Wednesday March 30, 2022 - 20:21:21 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 421
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Waxanu soo galiney Computerkii Caalamka!

    Somaliland Waxanu soo galiney Computerkii Caalamka!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Waxanu soo galiney Computerkii Caalamka!

Bal dib iila milicsada Sannadkii 1992 oo aan idin xasuusiyodhacdo aan filaayo in aad idinkunaxasuusan doontaan. Goobtu waxay ahay Khayriyada badhtamaha Hargeysa, waa cabaaro 10:00Subaxnimo, waxaa jirey khudbado ay ummadda Reer Hargeisa u jeedinayeen qaar kamid ah wasiiradii Xukuumadii AHNMarxuum Cabdiraxman Axmed Cali, waxaa kamid ahaa wasiiradaa AHN Marxuum Sh Yusuf Sh Cali Sh Madar oo ahaa Wasiirkii Arimaha Dibedaa ee wakhtigaa, waxaa kamid ahaa weedhihii uu halkaa shacabka uu uga jeediyey isaga oo markaa kasoo laabtay safar uu dibeda ugu baxay oo aqoonsi raadis ahaa. " Wallaahi Qaranimadda Somaliland waxaan soo galiyey Computerka caalamka” nasiib-darada jirtay wakhtigaa , Computer kaba waxaa loo haystay waxkale. Aqoon la’aan inaga haysatay dartee. Dadka qaarna waxay umalaynayeenba aaladii aqoonsiga keenaysay .Kelmaddaasi waxay shacabku isugu tahniyadaynayeen muddo bilo ah " Somaliland hadda ayaa la aqoonsanayaa” maadaama oo aynu galnay computerkii dunida.

Gabagabadii, 1992 iyo 2022 laba sanadood oo isku sansaan eeg, marka laga eego qiiradda shacabka iyo haddalada hogaamiyaasha dalka

Wabillaahi Tawfiiq

Cabdirasaaq Askar

Hargeysa Somaliland


Halkan Ka Daawo: Aniga dhibta laygu haysta dad hurda baan toosiyey weeyi ..' Ex Maayir Muraad
Halkan Ka Daawo:"Xaqiiqada QARSOON Ee Xaalada Abaared Ee Ka Jirta Gobolka Togdheer
Halkan Ka Daawo:Rajo Intee Leeg Ayaa Laga Qaba In Biyo Macaan Laga Hello RIIGA Deegaanka Shansha-Cade,
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
WAREYSIYO