WhatsApp: +252634484123
Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh
ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub ee wakhtiga summerka.
Dugsigu waxa uu kuu diyaariyay:
Macalimiin rag iyo haweenba leh oo aqoon buuxda iyo khibrad u leh duruusta ay bixinayaan .
Wakhti kooban oo lagu baranayo akhrinta Quraanka Kariimka ah (Higaadda).
Manhaj tayo leh oo si fudud ay ardaydu u baranayaan diinta islaamka.
Duruustu waxay ku baxayan afsoomaali , sido kale waxa jira qayb ku baxda English – to – English oo loogu talo caruurta aan fahmaynin af-somaliga .
Arday walba waxa loo dhigayaa wakhtiga ugu haboon ee uu rabo inuu class ka qaato .
Koorsooyinka kale ee dugsiga lagu barto wax aka mid ah : -
1)Quraanka kariimka ah
2)Higaadda
3)Xadiithka
4)Caqiiqda islaamka
5)Fiqhiga
6)Siirada nabiga صلى الله عليه وسلم
7)Tarbiyadda caruurta
8) Baridda caruurta ( Salaadda iyo axkaamta islaamka)
9) Tafsiirka iyo tajwiidka quraanka
10)Kobcinta Afsoomaaliga ( Afka hooyo)
;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;;l
Nala soo xiriir oo hel macluumaad dheeraad ah:
WhatsApp: +252634484123
IMO: +252634484123
Telegram: +252634484123
Skype: Amiin Quran Online
Gmail: Amiinquranonline@gmai.com
Booqo webiste ka dugsiga :
www.Amiinquranonline.com
*Fursad Qaaliya: Dugsiga Amiin Quran Online oo qaadanaya arday cusub wakhtiga Summer-ka*
WhatsApp: +252634484123 Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh