Monday May 23rd, 2022
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta qaadhaan dhan $ 20,400 oo dollar ah ku wareejiyay Guddida Gurmadka iyo Taakuleynta Suuqa Waaheen.

0
Sunday May 08, 2022 - 17:06:16 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 198
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta qaadhaan dhan $ 20,400 oo dollar ah ku wareejiyay Guddida Gurmadka iyo Taakuleynta Suuqa Waaheen.

    Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta qaadhaan dhan $ 20,400 oo dollar ah ku wareejiyay Guddida Gurmadka iyo Taakuleynta Suuqa Waaheen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa maanta qaadhaan dhan $ 20,400 oo dollar ah ku wareejiyay Guddida Gurmadka iyo Taakuleynta Suuqa Waaheen.
Goobta wareejinta oo ay ka hadleen Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka, Guddoomiye kuxigeenka, Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Badhasaabka Gobolka Togdheer. 

Waxaa iyana goob joog ahaa xubno iyo saraakiil ka socota Guddida Qandaraasyada Qaranka, Xubnaha Guddida Gurmadka iyo Taakuleynta Suuqa Waaheen. 

Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa Cheque ka lacagta qaadhaanka ku wareejiyay Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ah na Guddoomiyaha Guddida Gurmadka iyo Taakuleynta Suuqa Waaheen. Wasiirka ayaa uga mahadnaqay Guddida Qandaraasyada Qaranka masuuliyada iyo dedaalka dheeraad ka ah ee ay muujiyeen. 


Guddoomiyaha Guddida Qandaraasyada Qaranka ayaa u mahadnaqay Guddida Shaqada ay hayaan, islamarkaana sheegay in ay mar walba garab istaag ula diyaar yihiin Guddida iyo Walaalaha dhaqaale burburku ka soo gaadhay gubashadii suuqa Waaheen. 

Warbaahinta Xafiiska Guddida Qandaraasyada Qaranka
Halkan Ka Daawo: Aniga dhibta laygu haysta dad hurda baan toosiyey weeyi ..' Ex Maayir Muraad
Halkan Ka Daawo:"Xaqiiqada QARSOON Ee Xaalada Abaared Ee Ka Jirta Gobolka Togdheer
Halkan Ka Daawo:Rajo Intee Leeg Ayaa Laga Qaba In Biyo Macaan Laga Hello RIIGA Deegaanka Shansha-Cade,
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
WAREYSIYO