DEG-DEG: Xisbiga Kulmiye ayaa xilkii ka Qaaday Xoghayihii Guud ee Xisbigaasi Ibrahim Axmed Raabi.
Xilka Qaadista Ibrahim ayaa Timi Markii uu Baskoolad ku Qabtay Masuul Xisbiga ka Tirsan oo Gacan Qaad Dhex Maray.
Ibrahim Axmed Raabi oo aan La Xidhiidhay ayaa ii Xaqiijiyay in Xilkii laga Qaaday,waxaa uu ii sheegay in isagu Hore uu Xilkasi uga Tagay oo Hogaanka Xisbiga u Geeyay Warqadda Shaqo ka Tagista.
Kulmiye ayaa Xilka Xoghaya Guud u Magaacabay Gudoomiyihii Xisbigaasi ee UK Xariir Xirsi oo ay isku Deegaan Yihiin Ibrahim Axmed Raabi
DEG-DEG: Xisbiga Kulmiye ayaa xilkii ka Qaaday Xoghayihii Guud ee Xisbigaasi Ibrahim Axmed Raabi.
DEG-DEG: Xisbiga Kulmiye ayaa xilkii ka Qaaday Xoghayihii Guud ee Xisbigaasi Ibrahim Axmed Raabi.