Monday May 23rd, 2022
Dahabshiil
Telesom
Salaama Market
Youtube jobs

Wafti ka socda Gaashaandhigga Maraykanka ayaa maanta soo gaadhay Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa.

0
Thursday May 12, 2022 - 11:31:53 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 977
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti ka socda Gaashaandhigga Maraykanka ayaa maanta soo gaadhay Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa.

    Wafti ka socda Gaashaandhigga Maraykanka ayaa maanta soo gaadhay Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wafti ka socda Gaashaandhigga Maraykanka ayaa maanta soo gaadhay Somaliland, gaar ahaan magaalada Hargeysa.
Waftiga oo la socday diyaaradaha Millitariga Maraykanka ayaa kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Cigaal.

Wararka qaar ayaa sheegaya in waftiga uu hoggaaminayo taliyaha ciidamada Maraykanka ee saldhiggoodu yahay Jabbuuti, waxaana sidoo kale qayb ka ah Diblomaasiyiin Maraykan ah. 

Waxaa la filayaa in ay la kulmi doonnaan Mas'uuliyiinta Somaliland, iyadoo sidoo kalana la filayo in ay booqan doonnaan Berbera oo uu ku yaallo saldhigga ciidanka ee Imaaraadka.
Halkan Ka Daawo: Aniga dhibta laygu haysta dad hurda baan toosiyey weeyi ..' Ex Maayir Muraad
Halkan Ka Daawo:"Xaqiiqada QARSOON Ee Xaalada Abaared Ee Ka Jirta Gobolka Togdheer
Halkan Ka Daawo:Rajo Intee Leeg Ayaa Laga Qaba In Biyo Macaan Laga Hello RIIGA Deegaanka Shansha-Cade,
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
WAREYSIYO