Saturday July 02nd, 2022
Dahabshiil
Salaama Market
Youtube jobs

BAAHIN QANDARAAS

0
Sunday June 19, 2022 - 15:10:46 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 337
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAHIN QANDARAAS

    June -19 - 2022 Tixraac: DHB/BUR/SDM/037/2022

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

June -19 - 2022 Tixraac: DHB/BUR/SDM/037/2022

                             
Dawladda Hoose ee Degmada Burco Waxay naadinayaan shirkado qandaraasleyaal ah oo ku haboon inay Dhisaan oo fuliyaan dhismayaashan hoos ku qoran:

SN Project  No.    Project Name                Location
1 DHB/SDM/037/2022 Dhismaha Dayrka Iskuulka X. Xasan Geele Burao
2 DHB/SDM/038/2022 Dhismaha Dayrka Iskuulka Xaafarx Suusle Burao
3 DHB/SDM/039/2022 Dhismaha Laba Fasal oo lagu kordhinaayo Iskuulka Caaqilyare Primary School   Burao 


Dhokumentiga qandaraaska waxa la helayaa laga billaabo taariikhda: 
19/6/2022 ilaa 2/7/2022 Qiimuhu waa  85,000 SL shlng qandaraaskiiba. Qandaraaslihii soo doonata waxa loo jari doonaa rasiidh. Qandaraaslayaashu waa inay ku soo lifaaqaan rasiidhkan codsiga qandaraaska.

Qandaraasyada oo dhan waa in lagu soo gudbiyaa seddex nuqul, waana in lagu soo hagaajiyaa:  Xafiiska Mashaariicda D/hoose ee Degmada Burco, ka hor wakhtiga kama dan baysta (Deadline) oo ah Taariikhda: 2/7/2022  ee saacaduna tahay: 12:00:PM ee maalinta Sabtida.
  
Qandaraasyada markaa ka dib ayaa la furi doonaa, iyadoo ay goobjoog ka yihiin wakiilada qandaraaslayaasha  Metelaaya iyo Gudida Qandaraasyada D/hoose Burco.                                                                                             Qandaraaslayaasha waxa loogu yeedhayaa inay yimaadaan shir qandaraas,  5 cisho ka dib maalinta qandaraaska la naadiyo, taariikhda; 23/6/2022, waqtiga; 09: 00 a.m, Goobta; _ Xafiiska Mashaariicda ee Dawlada Hoose,       Si loogu faafahiyo waxyaabaha ku qoran qandaraaska haddii ay u baahdaan.                                                 

FIIRO GAARA:- Dhismayaasha Iskuuladan kor kuxusan Waxaa Dhaqaalahooda laga maalgalinayaa Dakhliga D/hoose ee Degmada Burco iyo Adeega Maamuldaadejinta (SDM).
Halkan Ka Daawo: Aniga dhibta laygu haysta dad hurda baan toosiyey weeyi ..' Ex Maayir Muraad
Halkan Ka Daawo:"Xaqiiqada QARSOON Ee Xaalada Abaared Ee Ka Jirta Gobolka Togdheer
Halkan Ka Daawo:Rajo Intee Leeg Ayaa Laga Qaba In Biyo Macaan Laga Hello RIIGA Deegaanka Shansha-Cade,
Guryo Cusub Oo Laga Dhisay Magaalada BURCO Laguna Iibinaayo Qiimo Jaban"
Halkan Ka Daawo:Ex-Wasiir Galaal oo dood ka jeediyey qaddiyadda gooni isu taagga Somaliland & sharciga caalamka
Halkan Ka Daawo:Siyaasi Maxamud Jaamac Galaal Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Ay Usoo Jeediyen Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumada
Halkan Ka Daawo:Hees Cusub Oo Uu Sameeyey Abwaanka Caanka Ah Ee Abdimalik
Halkan Ka Daawo Beelaha Axmed Cali iyo Daahir Cali ee Adan Madoobe oo Kalsoonidi Kala Noqday Suldaan Barkhad Iyo Caaqilka Faahiye Xassan ee Adan Madoobe..
TOP 10 HOTELS IN SOMALILAND
Top 10 Hotels of Somalia
WAREYSIYO