Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Daraawiish History: Saraakiishi Ugu Sareysay Halganki Daraawiishti Somaliyeed Iyo Qiimaha Lacagti Madaxooda Dowlado Gumeysigi Ingriisko Saaray Sarakiishi Ugu Sareysay

0
Sunday November 09, 2014 - 10:47:24 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 4085
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daraawiish History: Saraakiishi Ugu Sareysay Halganki Daraawiishti Somaliyeed Iyo Qiimaha Lacagti Madaxooda Dowlado Gumeysigi Ingriisko Saaray Sarakiishi Ugu Sareysay

    Taariikhda Sida ay Dawladii Kacaanku u bedeli jirtay Halkan Hoose ka akhriso. Waxaa jirtay 1919 in Badhasaabkii Dawlada Ingiriiska u Fadhiyay Somaliland oo lagu Magacaabi jiray Sir Geoffrey Archer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taariikhda Sida ay Dawladii Kacaanku u bedeli jirtay Halkan Hoose ka akhriso. Waxaa jirtay 1919 in Badhasaabkii Dawlada Ingiriiska u Fadhiyay Somaliland oo lagu Magacaabi jiray Sir Geoffrey Archer

Darwish History (BurcoOnline) Taariikhda Sida ay Dawladii Kacaanku u bedeli jirtay Halkan Hoose ka akhriso. Waxaa jirtay 1919 in Badhasaabkii Dawlada Ingiriiska u Fadhiyay Somaliland oo lagu Magacaabi jiray Sir Geoffrey Archer, Uu Soo Saaray Warqad ay ku qoran yihiin Ragii ugu Sareeyay Xarakada DARAAWIISHTA. Nin walba Magaciisa, Magaca Qabiilka uu ka dhashay iyo Lacagta lagu doonayo oo ku hor qoran Qofkaas, Haddaba Magacyadaas iyo Reeraha ay ka dhasheen iyo Warqada lafteeduba waxaa laga heli karaaBuugaag badan oo ay qoreen rag Ingiriis iyo Talyaaniba, Iyo Ummadahaas kale isugu jira. oo wax lumi kara maaha.

Haddaba 21 Sano ee Kacaankii Maxamed Siyad Bare jiray, ayaa waxaa lagu sameeyay taariikhda Somalida Been abuur fara-badan, kaas oo raga qaarna Taariikhdooda kor loogu qaadayo, qaarna hoos loogu dhigayo. Rag badan ayaa loo Sameeyay Taariikh Beena, Ragna toodii Runta ahayd ayaa laga Masaxay.Taariikhda aad loo khaldayna ta Xarakadii Daraawiishta ayaa Kaw ka ah. Haddaba Halkan hoose waxaan idiinka soo gudbinaya Magacyada raggaas aan kor ku soo sheegay, oo Buugii Dawladii kacaanku Darawiishta ka qortay, Ragga qaar la,is daba marinayo Qaarna Meeshaba laga saarayo.

Ragga Meesha laga Saarayo Waxaa ka Mida Darwiish Ibrahim Gioode, oo Qabiilkiisu yahay Habr Toljeclo, Adan Madobe, laguna Doonayo lacag ah 250.00 Rs.

Ragga la is Dabamarinayana Waxaa Ka Mida Abaanduulihii Ciidamada Daraawiishta Qaybta Waqooyi, Darwiish Ibraahim Buqul, oo Qabiilkiisu yahay Habr Toljeclo, Adan Madobe, laguna doonayo 500.00.RS. Lacag ah.. Ibraahim Buqul in badan ayuu Ingiriisku ka hadlay Hawlgallada uu fuliyo Meel walbana way ku taala inuu ahaa Abaanduullihii Daraawiishta,Waxaana lagu dilay Magaalada Talleex, Maalintii Diyaaradaha Feb.02.1920.

Haddaba waxaa jira Nin la yidhaahdo Abshir Dhoore oo Majeerteen ahaa Dawladii Kacaankuna iskala Jeclaatay inuu ahaa abaaduulaha Darawiishta lakiin Dawladihii Ay is hayeen Daraawiishtu ayna meelna ku sheegin inuu ahaa Abaanduulaha Daraawiishta.Liiskan hoose ee la doonayana Ku jira ayaa qiimaha lagu doonaya waa 250.00.RS. Haddaba Cajaaibka ku jira Qaybta Kacaanku turjumay Qoralkan Hoose, ayaa Waxay ku Sheegayaan in Ingiriisku ku doonayay Abshir Dhoore 500.00.RS. Waxay kale oo bedelayaan inta Abaanduule Ibraahim Buqul lagu doonayo oo waxay ka dhigayaan 250.00RS. Waxayna Meeshaba ka Saarayaan Magaca Darwiish Ibraahim Gioode, oo laga tirtiraya qaybta Turjuumada Somaliga ah ee buuga, qaybta kale ee Gaaladu qortayna wuu ku jiraa.

Haddaba intan yari waxay ka Mar khaati tahay Sida Kacaanku Ragna Taariikhda ulla jeclaa, Ragna Taariikhdooda u Masaxaayay, intan oo keliayana Maahee, Taariikhda ummada Somaliyeed oo dhan ayuu dhinac u jan jeedhiyay, Dhinacna Ka raray..

Waxba yaanan hadal idinku daaline, labadan qoraal ee hoose isu eega, Magac walba waan Calamadiyay, Magaca Meesha laga Saaray, iyo ka la is dhaafiyay, iyo ka wax loo siyaadiyayba.



Buugi Siyaad  Barre Bedelay!!



Iyo Buugi INgriisko Qoray!!!!!!!!!!!!!!!!!!


Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO