Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

History- Warbaxin Ku Saabsan Aabahi Farta Somaliga Qoray Xaaji Muse Galaal

0
Sunday December 14, 2014 - 10:43:50 in Wararka by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 3485
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    History- Warbaxin Ku Saabsan Aabahi Farta Somaliga Qoray Xaaji Muse Galaal

    History- Warbaxin Ku Saabsan Aabahi Farta Somaliga Qoray Xaaji Muse Galaal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

History- Warbaxin Ku Saabsan Aabahi Farta Somaliga Qoray Xaaji Muse Galaal


Xaaji Muuse Galaal.

Mar haddaanad geerida horteed, geesiga aqoonsan,
Goblan weeye Soomaaliyeey, garashadaadiiye,” Abwaan Cali Sugule(DunCarbed)

Xaaji Muuse Abaal ayna Gudi Karin ayuu Somalida ku leeyahay.. Fartaas aynu Maanta Qorayno Haduuna Halgan dheer oo 30 sano socday usoo gelin, Somali Farqoran Maanta MaY Yeelateen... Wuxuu Ahaa Abwaan. Wuxuu Ahaa Qoraa.
Wuxuu Ahaa Nin Farabadan. Abaalkii Uu Somali U galayse Waxaa loogu Guday In Maalintii Uu Xanuusanaayay Loo Diido Warqadii Ogolaansha ee Debeda Loogu Qaadayay. Mar Danbe oo ayna Nafiba Ku Hadhin ayay Dawladii Xiligaasi Warqada u Ogolaatay. Lakiin Wuxuu Ku Geeriyooday Airport-ka Jiddah ee Sucuudiga.. Waxaana Loo Wadday Waddanka Talyaaniga in lagu soo daaweeyo.


Maydkiisiina Waxaa Dib Loogu Celiyay Muqdîsho.Waxaana Lagu Aasay Muqdîsho.
Gabaygaas Kor Ku Qoran ayaa Abwaan Cali Sugelle (Dun-Carbeed) Xabaashiisa Ka Dul-marinayaa.
Xaaji Muuse Galaal. Waxaa Loogu Magac Daray Dugsi Sare oo Muqdîsho Ku yaal
Lakiin Dhanaceena Somaliland Waxaad Moodaa in La Illaawayo, Waxaan Ku Talin lahaa Lixda Degmo ee Waaweyn ee Hargeysa, Burco, Berbera Borama,Lascaanod iyo Ceerigaabo. Mid Kastaba in School-ku yaala Xaaji Muuse Galaal Loogu Magacdaro.


Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO