Thursday January 17th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe Sare Shiikh Ibraahim Ee Burco Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Shebekada Caalamiga ah Ee Burcoonline NEWS.

1
Monday April 06, 2015 - 16:45:19 in Wararka by
  • Visits: 1843
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe Sare Shiikh Ibraahim Ee Burco Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Shebekada Caalamiga ah Ee Burcoonline NEWS.

    Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Gudida Ardayda Barnaamijka Maskaxmaal Ayaa Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Shebekada Caalmiga ah Ee Burcoonline.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Gudida Ardayda Barnaamijka Maskaxmaal Ayaa Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Shebekada Caalmiga ah Ee Burcoonline.

Maamulka Dugsiga Shiikh Ibraahim Gudida Ardayda Barnaamijka Maskaxmaal Ayaa Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Shebekada Caalmiga ah Ee Burcoonline.

Waxaana ay Ugu Garteen Sidii Hawlkarnimada Lahayd Ee Shebekada Burcoonline Ugala Shaqaysay Barnaamijka Maskaxmaal Oo Mudo Ka Socday Dugsiga Sare Ee Shiikh Ibraahim

Barnaamijkan ayaa ah Mid Lagu Horumarinayo Sarena Loogu Qaadyo Isla Markaana Lagu Tayeynayo Aqoonta Ardayda.

Waxaana Sanadkiiba Halmar Lagu Qabtaa Dugsiga Shiikh Ibraahim Barnaamijkan Maskaxmaal Loogu Magac Daray

Waxaana Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Sagootinayo Barnaamijka Maskaxmaal Maanta Lagu Sameeyey Barxada Wey Ee Dugsiga Shiikh Ibraahim Taasi oo ay ka Soo Qayb Galeen Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Kuwa Degmada Burco.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
WAREYSIYO