Thursday January 17th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Kenda Ayaa Magacaabaay Masuuliyiin Iyo Xubno Haldoora

0
Saturday July 16, 2016 - 09:47:56 in Wararka by
  • Visits: 1646
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Kenda Ayaa Magacaabaay Masuuliyiin Iyo Xubno Haldoora

    Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Kenda Ayaa Magacaabaay Masuuliyiin Iyo Xubno Haldoora

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaanka Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Kenda Ayaa Magacaabaay Masuuliyiin Iyo Xubno Haldoora

Gudida musdambeedka kulmiye ee galbeedka Canada oo fadhigoodu yahay gobolka Alberta magaala madaxdiisa Edmonton , fadhi ay dhawaan ku yeesheen gudidaas magaalada Edmonton waxay aad ugu lafa gureen hawlaha xisbiga kulmiye ee galbeedka Canada iyo guud ahaanba dalka Canada .

Kulmiye

 

Gudigu iyago oo ka duulaya wixii xisbiga uga qabsoomay gobalada galbeedka Canada, waxaa u soo baxay Arrimahan soo socda oo kala ah:

1) Inuu xisbigu u baahanyahay in loo diyaar garoobo doorashooyinka soo socoda lana diiwaan galiyo taageerayasha xisbiga, isla markaana la dardar galiyo sidii xisbiga taageerayaashisa loo wacigalin lahaa.

2) In gudidii hore ee xibiga loo magcaabay ay wada shaqayn kari wayday sidaas daraadeed loo baahan yahay gudi cusub oo hawlaha xisbiga ka wada shaqaynkarta isku aragtina ka ah si uu xisbigu u gaadho guul la taaban karo oo xisbinima iyo mid guud oo Somaliland u soo hoyata.

3) Waxaanu garowsanay oo isla qaadanay inaanu xulo gudi cusub oo ku meel gaadha oo dardar galisa hawlaha xisbiga kulmiye Alberta, marka uu wakhtigu saamaxana soo diyaarisa doorasho xor ah oo xubnaha ka diiwaangashan galbreedka Canada ay ka qayb qataan, kuna doortaan guddi fulineed cusub oo joogta ah.

Guddida Cusub ee fulinta xisbiga kulmiye laantiisa galbeedka Canada oo Fadhigoodu yahay Alberta.

1) Siciid Xaaji Daahir Cilmi ————- Gudoomiyaha Kulmiye ee Galbeedka Canada.

2) Axmed Noor Sugaal (Karaani) ——- G/Kuxigeenka Kulmiye ee Galbeedka Canada.

3) Axmed Miigane Noor ———————- G/Abaabulka Kulmiye ee Galbeedka Canada

4) Mustafe Cabdillahi ————————— G/Dhallinyarda Kulmiye ee Galbeedka Canada.

5) Surer Abdi Noor —————————— G/Garabka Haweenka Kulmiye ee Galbeeka Canada.

6) Cabdirahim Ibrahim ————————- Khasnajiga Kulmiye ee Galbeedka Canada.

Waxaanan dhamaan Guddiyada kale iyo taageerayaasha Kulmiye ee Waqooyiga Ameerika ka codsanaynaa, inay soo dhaweeyaan guddidaa cusub ee Galbeedka Canada, si niyad sami lehna ula shaqeeyaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
WAREYSIYO