Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Qaraxii KalsanTv Iyo Cabaadkii waddani By Mukhtar Cilmi

0
Monday January 09, 2017 - 14:30:42 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 357
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaraxii KalsanTv Iyo Cabaadkii waddani By Mukhtar Cilmi

    Qaraxii KalsanTv Iyo Cabaadkii waddani By Mukhtar Cilmi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaraxii KalsanTv Iyo Cabaadkii waddani By Mukhtar Cilmi

Asalaamu Calaykum Waraxamtulaahi Wabarakaato.


Xisbi mucaarid ah markuu mucaarid dhab yahay wuxuu difaaca khaladaadka dhaca iyo xaqa muwaadiniinta codkooda rabo , xisbi waddani wuxu noqday xisbi warbaahiinta nadiifka ah inuu la dagaalamo ,waxanaa cad in yahay xisbi aan waxba ku soo kordhin doonin saaxada kadib falkii ay ku kacayn inamdii qarxiyay sirtii nayroobi ka dhacday kulankoodi somaliweynka ahaa ee farmaajo wareysigiisi ku sheegay,talaabadii Shaqada Ay Kaga Joojiyen Maamulka Tv-ga Kalsancabdirisaaq TerraIyomaxamedYuusuf BakayleMa Ahayd Talaabo Aynu Odhan Karno Waxay Ahayd Talaabo Waafaqsaneyd Xeerka Shaqaalaha raiydka Somaliland Iyo Qawaaninta Shaqada Ee Caalamiga ah ee waddani mar walba difaaco?!! Mise Waxaynu Odhan Karna Talaabada Labada Suxuufi Shaqada Lagaaga Eryeey Waa Mid Xeerka Shaqaalaha Rayidka Somaliland Iyo Kuwa Dunidaba Baal Barsan?.cabdiraxman Cirro iyo kooxdi Xirsi waxay Miciin bideen sidii ay shacabka indho sarcaad ugu ridi lahaayeen inay Tvgii Kalsan ninkiiYaxye Sheekh Ismaaciil$5000 shan kun oo dollar oo Laaluush ah siiyaan tvgiinna heshiis kula galaan bishiiba 4 afar kun oo dollar sida la sheegayo !!.Waxaana intaasba lagu kala iibsaday sidii yaxye iyo Kalsantv loo Oran lahaa Sacabada Ku qariya runta oo waxaad tiraahdaan Waraysigii farmaajo waa been abuur.



Sida Caadiga ah Xeerka Shaqaalaha Ee Dalka u Yaala iyo Shuruucda Caalamiga Ah Ee Shaqada Iyo Shaqaaluhu, Si Qoto Dheer Ayeey Uga Hadleen Xaqa Iyo Xuquuqda Ruuxa Shaqaalaha Ahii Leeyahay, Way Jirtey Qarnigii 17aad In Uusan Ruuxa Shaqaalaha Ahii Xuquuq Iska Daaye Anuu Lahayn Qiimeyn Qofnimo Balle Waxaaba La Sheega In Dawladaha Qarkood Shaqaalahoodaa Ay Kula Dhaqmi Jireen Xeerka loo Yaqaano Xeerka Keymaha ( Law Of Jangle) Oo Asal Ahaan Laga Soo Miin Guuriyeey Bulshada Indhayarta Ah Oo La Tibaaxo Iney Ka Mid Yihiin Bulshooyinka Ugu Mayalka Adag Leh Aadamaha, Laakin Wixii Ka Danbeeyey Qarnigii 18aad, Dunidu Waxay kasoo Saartey Xad Gudubyadii Iyo Caga Jugleyntii Xeerer Badan Oo Markii Danbe Isuu Badaley Qaarkood Kuwa Caalami ah, Dal Kasta Oo Dunida Ka Midi Sida Somaliland Oo Kale Wuxuu Muwaadiniintooda Shaqaalaha ah u Sameeyey Xeerar Iyo Qawaanin Ilaalineysa Isla Markaana Si Miisaman U Daryeelaaya Xaqa Iyo Xuquuqdooda Shaqo.cabdirisaq Terra iyo Maxamed Bakayle, Cida Eridey Waa Yaxye Sheekh Ismaaciil Agaasimaha Bariga Africa Ee TVga Kalsan, Nidaam Ahaan Waa Qeyru Sharcii Qof Aan Ahayn Madaxa Shaqaalaha TVga Ama Gudoomiyaha Guud Ee TVgu Inuu Qof Shaqaalihiisa Ah Eryo, Iska Da Terra Oo Ahaa Agaasimaha TVga Ee Jamhuuriyadda Barakeysan Ee Somalilandee. Shacabka ayaa makhraati furi doona waraysiggii Farmaajo isagoo aha mid dhanaystiran waxayna fadeexad ku tahay mar walba oo taariikhda warbaahinayd aan ilaawi doonin doorki WADDANI iyo cabudhinta suxufiyiinta dacaada u ah qarankooda, dawladana wixii qarankeena suubaan ku gafa in ay talaabo ka qaado hadii noqoto tv amba wargeys amba shabakad.


By Mukhtar Cilmi


mukhtarcilmi@hotmail.com

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO