Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Wasaaraddii Xanaanada Xoolaha oo baaba'day iyo Vet. Boardkii oo kasii daray

0
Monday January 09, 2017 - 22:41:11 in Maqaallo by John Smith
  • Visits: 205
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaaraddii Xanaanada Xoolaha oo baaba'day iyo Vet. Boardkii oo kasii daray

    Waayadan danbe waxa xukuumadaha soo noqnoqdaa wasaaradda usoo magacaabaan masuuliyiin aan wax aqoona u lahayn xoolaha sida wasiir, wasiirkuxigeen,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waayadan danbe waxa xukuumadaha soo noqnoqdaa wasaaradda usoo magacaabaan masuuliyiin aan wax aqoona u lahayn xoolaha sida wasiir, wasiirkuxigeen,

Waayadan danbe waxa xukuumadaha soo noqnoqdaa wasaaradda usoo magacaabaan masuuliyiin aan wax aqoona u lahayn xoolaha sida wasiir, wasiirkuxigeen, wasiiru dawle iyo agaasime guud. Taasi waxay abuurtay in nin dan gaar leh oo ah agaasimaha waaxda caafimaadka ninka layidhaahdo Axmed Haybe uu siduu doono ugu shaqaysto wasaaradda dadkana kala dilo, nimankaa masuuliyiinta ahna uu siduu doono ugu ciyaaro.

Waxa wasaaradda ka jira golaha sare ee dhakhaatiirta xoolaha (Vet. Board) waxay iyaguna noqdeen kuwo u adeega Axmed Haybe iyo Cali Qudhaanjo oo dhawaan laga eryey dhakhtarka dekedda berbera iyo waliba ninka la yidhaahdo Ciise Nuur. Nimankaasi halkay wasaaradda sharciga ku ilaalin waxay noqdeen qawlaysato Haayadaha ku baadha oo diida in ururo xoolaha ka sheqyeyaa aay abuurmaan.

waxa intaa dheer in kooxo yari ay meesha qabsadeen

shaqo aan wali banaanaan wali iindhabadanina sugayaan 2017

Focal point............... kolba hayadiii timaada inspection................................kolba wixii dhoof

Agaasime waaxeed............ intaan qoladeyda badelaayo

Vet board -------------------- inta qofkale loo igmanaayo

RVO .............................. inta noloshayda kahadhay

DVO ..................... inta inspectionku jiro



BY Dr. Axmed Maxamed Cali (Axmed Tiita)

LEDO CHAIRMAN

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO