Sunday June 24th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

WIILKA HARGAYSA GAADHIGA CAD KU WAREEGAYAA MUXU ABAAR KA OGYAHAY....... Waa Qalinki Jaamac Rashiid Ducaysane

0
Tuesday January 10, 2017 - 14:37:56 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 178
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WIILKA HARGAYSA GAADHIGA CAD KU WAREEGAYAA MUXU ABAAR KA OGYAHAY....... Waa Qalinki Jaamac Rashiid Ducaysane

    WIILKA HARGAYSA GAADHIGA CAD KU WAREEGAYAA MUXU ABAAR KA OGYAHAY....... Waa Qalinki Jaamac Rashiid Ducaysane

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WIILKA HARGAYSA GAADHIGA CAD KU WAREEGAYAA MUXU ABAAR KA OGYAHAY....... Waa Qalinki Jaamac Rashiid Ducaysane WIILKA HARGAYSA GAADHIGA CAD KU WAREEGAYAA MUXU ABAAR KA OGYAHAY ??? -------------------------------------------------------------------------- Assalaamu calaykum bulshada Somaliland Madaxwaynaha qaranka Somaliland wuxuu magac dhabay gudi lagu sheegay abaaraha heer qaran laakiin aakhirkii noqday gudida abaaraha heer Hargaysa Madaxwaynuhu wuu Ku mahadsanyahay inuu magacaabo gudi u gurmata dadka tabaalaysan Laakiin mudane madaxwaynu waxay noqotay gudidaasu (CAD ADIGANA KAA YIMI ANAGA AAN NASOO GAADHIN) √waxay meel dhigteen maaliyadii xukuumadu u astaysay abaaraha iyo dadkay saamaysay √Waxaa lagu wareejiyay hantidii qurba joogta Somaliland u hureen dadkooda baahan √Waxaa gacanta loo galiyay hantidii guud ahaan masuuliyiinta qaranku iska jareen √Waxay gacanta Ku dhigeeen lacagtii ardaydu dhiibeeen yagoo u baahan √waxay hantiyeeen dhaqaalihii ganacsatada iyo dhamaan umada Somaliland hureen √waxay isku hubsadeen wixii illahay inaga siiyay shisheeye iyo dadka khayrka jecel Yadoo waxaasoo dhami jiraaan Sideeebay macquul u tahay inay gudidaasi soo dhaafi waayaan gargaysa ama socdaal kooban oo muraayaduhu u dalacanyihiin Ku maraan dhulka qaar ? Sideeebay hantidii masaakiinta baabuur qurxoon uga iibsadeen oo waliba ugu dul xaragoodeen ? Aniga iyo inta ila fikitkaaa Waxaanu codsan lahayn In dadkan wax loogu dhiibo 1: qof dhulka garanayn 2:qof dadka kanaxaya 3:qof daacad ugu shaqaynayay 4:qof aan hunguraynayn xoolaha masakiita 5:qof illahay kaga baqaya waxa lagu aaminay Guud ahaan waad mahadsantihiin
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO