Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Wax ka baro Dalalka Galbeedka Afrika fahad shaakir x. xasan

0
Tuesday January 10, 2017 - 16:45:15 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 250
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax ka baro Dalalka Galbeedka Afrika fahad shaakir x. xasan

    Wax ka baro Dalalka Galbeedka Afrika fahad shaakir x. xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wax ka baro Dalalka Galbeedka Afrika fahad shaakir x. xasan

Ururka Dhaqaalaha Bulshadda ee Wadamadda Galbeedka afrika ‘ECOWAS’. Waa Midow Urur ay ku bahoobeen Shan iyo Toban Dal oo Galbeed Afrika ah.

ECOWAS waxay u tagan tahay Economic Community of West African States. Waxa Magaalo Madaxda u ah Wadamadda Galbedka Africa waa Casimadda Dalka Nigeria ee Abuja. Luqadaha rasmiga ay ku hadlaan Dadweynaha Wadamadaasi waa English, French iyo burtuqiska ‘Portugal’ tiro kobka Dadweynahaasi waa440,000,000 malyan oo ruux,wadarta guud Beedka ku fadhiyaan waa 5,112,903km2celceliska Dhaqalaha Wadamadaasi waa2,002 trillion. Dhinaca u socodka Dalalkasi waa bila vise ayey ku galaan dhamman Dalalka xubnaha ah ururkas.

Waxaana la asaasay ururka ‘ECOWAS’ 28/5/1975 Magaaladda Logos ee Dalka Nigeria shaqadda ugu weyn waxay ahayd in kor loqaado Dhaqaalaha iyo is dhexgalka Bulshadda o kula duwan Diimaha Dhaqanka iyo Luqadaha.

Ururka Wadamadda Galbeed Afrika waxa lo tixgaliya mid ka mid ah tiirka ugu weyn ee dhaqalaha Qaaradda Afrika. muhiimadda Urur lo samayeyey waxay tahay si loo gaaro wadajir iyo shuraako ah isku filansho dhinac kasta nolasha, ladagaalnka fakhriga, jahliga iyo Cuduradda.

Dalalka xubnaha ka ah waxay abuureen Ganacsiyo balaadhan yado lo maraayo sharuucda iyo xeerarka uqoran Urur dhaqaalaha Galbeed Afrika. waxay sido kale sameeyan Ciidamadda Nabad ilaalnta ee Gobolka oo ka turjumaysaa in ay ilaaliyaan wixi mushkiladda la soo darsa dhinaca Gobolka iyo wixi ka baxsan Afrika hadii lo baahdo.

Dalalka Galbeedka Africa waxay ka koban yihiinBenin, Burkina Faso, caboVerde, coted’aivoire, Gambia, Ghana, guinea,guinea, Bissau, Liberia, Mali, Niger, Nigeria, Senegal, sierra Leone iyo Togo.


Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO