Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

"Anigu Waan Ixtiraamayaa Xisbiyahanka WADDANI Ra'yigooda, Marka Laga Reebo Kuwa Qaba Xannuunkii Aan Ka Bogsaday Ee Ahaa…"

0
Wednesday January 11, 2017 - 08:27:56 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 1055
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Anigu Waan Ixtiraamayaa Xisbiyahanka WADDANI Ra'yigooda, Marka Laga Reebo Kuwa Qaba Xannuunkii Aan Ka Bogsaday Ee Ahaa…"

    "Anigu Waan Ixtiraamayaa Xisbiyahanka WADDANI Ra'yigooda, Marka Laga Reebo Kuwa Qaba Xannuunkii Aan Ka Bogsaday Ee Ahaa…"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Anigu Waan Ixtiraamayaa Xisbiyahanka WADDANI Ra'yigooda, Marka Laga Reebo Kuwa Qaba Xannuunkii Aan Ka Bogsaday Ee Ahaa…"

Siyaasi Cali Guray ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee la xidhiidha qabashada doorashada madaxtooyada oo ay ku gadaaman yihiin duruufo adag oo ay ka mid tahay abaarta ba,an ee dalka saamaysay waxaana uu sidaasi ku sheegay mar uu bartiisa xidhiidhka bulshada ee facebook soo dhigay qoraal kooban oo u dhignaa Sidan:

"Yaa yidhi waxa ay laba xisbi isku raacdo ayaa sharci ah? Goorma ayay xisbiyadu noqdeen Sharci dejin? Dastuurka ayaan eegay dhamaan xeerarka Baarlamanka waan eegay anigu kuma hayo xeer odhanaya xeer laba xisbi hadii ay isku raacaan yaan doorasho la qaban sharci bay noqonaysaa Caqli xumada Somaliland waa ta odhanaysa Ina Cali Waraabe ayaa keligii xisbi ah.

Xisbi yahanka WADDANI anigu waan ixtiraamayaa ra’yigooda marka laga reebo kuwa qaba xanuunkii aan ka bogsaday ee MUUSE-DIIDKA. Lakiin Ina Cali Waraabe maaha qof jira oo caqligiisu dhan yahay oo u qalma in wax laga waydiiyo dan ummadeed. Inta aanu dan qaran ka talin wuxu ka talin lahaa danta xisbigiisa oo la ogyahay inu isagu iska hortaagay inu tartami karo oo uu beegsan karo inu noqdo xisbi qaran.

Maanta nacnacdiisa cidii dhegaysanaysaa ha iska dhegaysayo. Waa iib u joog ee maantana tollow waa ayo cidda uu is leeyahay aad caamaysid. Waa qof aan shakhsiyad iyo karaamo midna lahayn oo hadaad aaminto ku khiyaamaynaya hadii aad wacad la gashana aan oofinayn ee ka baxaya oo bilaa wacad ah. Marka qofka sidaas ah la karaameeyo ee masiirka ummadda waxa laga waydiiyo ayaaba qalad ah. Lakiin waa qof maalinta aad u baahan tahay in lacag ahi kuu goyn karto. Si kastaba ha ahaato ee waxa kuligeedba been ah in sharci jira ay laba xisbi haddii ay diidaan uu waxba kama jiraan noqonayo”




Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO