Thursday June 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

kulmiyaw Doorasho adaa u dudayee afku saw ma hadaldayn dadwaynahan daranyada la jiiftiyo xoolahaa dalkaba wadhan indhahaaga deeqsii doqoniimo waa shile w/q xildh saleebaan maxamed c/laahi ciro

0
Wednesday January 11, 2017 - 09:31:23 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 255
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    kulmiyaw Doorasho adaa u dudayee afku saw ma hadaldayn dadwaynahan daranyada la jiiftiyo xoolahaa dalkaba wadhan indhahaaga deeqsii doqoniimo waa shile w/q xildh saleebaan maxamed c/laahi ciro

    kulmiyaw Doorasho adaa u dudayee afku saw ma hadaldayn dadwaynahan daranyada la jiiftiyo xoolahaa dalkaba wadhan indhahaaga deeqsii doqoniimo waa shile w/q xildh saleebaan maxamed c/laahi ciro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

kulmiyaw Doorasho adaa u dudayee afku saw ma hadaldayn dadwaynahan daranyada la jiiftiyo xoolahaa dalkaba wadhan indhahaaga deeqsii doqoniimo waa shile w/q xildh saleebaan maxamed c/laahi ciro

Ugu horay waxaa mahad iska leh allaha abuuray dhulkan aan daakiga iyo dheeeliga midna lahayn kuna dhex abuuray noolaha tirada badan mid aynu arkayno iyo mid aynaan arkaynba mar labaadka waxaa mahad iska leh bahda saxaafada ee had iyo jeer ku hawlan sidii ay inoogu soo gudbin lahaayeen wararka caalamka iyo kuwa dalkaba

Hadii aan tintaa kaaga dubo mahadnaqaa waxa aan ilahay inooga baryayaa in uu abaaraha inaga soo furto raxmadiisana inoo shubo amiin aamiin aamiin

Waxaan doonayaa in maanta aan ka hadlo arin ay isku khilaafsanyihiin sadexda gudoomiye xisbi qaran ee ucid kulmiye iyo wadani hadii aan eegno mar ka hore qudbadii ay soo kala jeediyeen waxa cadayd in ay aad u kala fogaayeen gaar ahaan gudoomiyahay xisbiga kulmiye ahna murashaxa jagada madaxwayne iyo gudoomiyaha wadani ahna murashaxa madaxwayne halka uu gudoomiyaha xisbiga ucidna ama murashaxa jagada madaxwayne uu halka ay labada gudoomiye ee kulmiye iyo wadani kala taaganyihiin uu isagu ka dhawaa labadoodana isku soo jiidayo

Hadaba waxa aan si faahfaahsan ugu qaadaa dhigi doonaa gudoomiyaah xisbiga kulmiye maadaama uu ahaa ka kaliya ee aad moodo in aanu dadkan iyaga iyo xoolahoodiiba aanay waxba aanay waxba ku noolay uu ku diganayo marka uu leeyahay ha la qabto doorasho mida kale waxa waxaaba kasii wayn intaaba doorashadan waxa lagu galayaa kaadhadh ay xaq u leeyihiin codbixiyeyaashu kuwaas oo aanay qaadan codbixiyeyaashu lagana yaabo in ay dhawaan bilaaabaan komishanku

Murashaxa xisbiga kulmiye hadii uu leeyahay doorashasu xiligeeda ha la qabto miyaanu ka fikirin ayaa ku dooranaya ma waxa uu dan moodayaa durdurada uu la doonanayo dadkaa xoolihiiba ka bixeeen ee iyagii haraadka u dhimanaya in uu durduro la doonto eek ii bari guntii kazoo guuray ayaalo galbeed guntii miyaanu ka fikirin sidaa kaadhkii uu doorasha ku galilahaa sida loo gaadhsiinlahaa ka fikirin mida kale miyaanu dadkan daranyadu hayso ee uu doonayo in uu durduro iyo dabaaldeg la doonto aanay ahayn kuwa uu doonayo in ay codsiiyaan aanay ahayn hadii aanu muuse rajo ka damacsanayn dadkan iyo xoolan badankoodii ledeen anagaa ka damacsan waana dadka aaanu doonayno in aan xukuno bari ka maalin

Kulmiyaw doorasho adigaa u dudayee afku saw ma hadal dan waxaan u soo jeedinayaa xisbigan kulmiye in aanu wadanka khalkhal galin hadii maanta waxa loo baahanyahay in la badbaadiyo dadka ay looluhu ka baxeen oo loo soo gurmado maahana maalin doorasho ee waa maalin gurmad waxaa waajiba in la badbaadiyo dadwaynahaa haraadka iyo gaajada u dhimanaya wax la gaadhsiiyo ee kumiyaw fadhiga ka kac kulmiyoow oo u gurmo dadkaagan abaaraha iyo sixir bararku isku raacay

ALLAA MAHAD ISKA LEH


Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO