Sunday June 24th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Silsilada waddani DUUR. Qore Khadar Ibrahim

0
Thursday January 12, 2017 - 09:47:43 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Silsilada waddani DUUR. Qore Khadar Ibrahim

    Silsilada waddani DUUR. Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Silsilada waddani DUUR. Qore Khadar Ibrahim

Waxaan salaamayabahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah ,waxaanasalaamayamuwadiniint a Somaliland.


waxaynu wada ogsoonahay inuu qofku bulshada dhexdeeda ku leeyahay qiimayn, qiimayntaasoo qofku uu isagu baabiin karo ama xaslan karo .waxaan soo qaadanaya maanta oo silsilada siyaasiyiinta waddani ee ku fashilmay saaxadda siyaasdeed, maanta waa wasiirkii ku fashilmay wasaaradda arimaha gudaha ahaa ee maxamed nuur caraale duur! Iyo musuqa u ku hayay hantida umadda.



Marku ahaa wasiir 2012 wuxuu xilkii ka qaaday Agaasimihii Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradaasi Mr. Faarax Siciid oo ah aqoonyahan ku takhusasay qorshaynta (Planning specialist). Xil ka qaadista Agaasimaha ayaa ka dambeysay kadib markii uu Agaasime Faarax Siciid soo bandhigay qorshe lagu xakamaynayo musuqmaasuqa lagu sameeyo mashaariicda Hay’adaha Qaramada Midoobay ugu deeqaan Somaliland ee la soo mariyo wasaaradda arrimaha gudaha!!.qorshaha uu soo bandhigay Agaasimaha Qorsheynta Mr. Faarax, oo ka kooban barnaamij isku xidhan oo lagu xakamaynayo musuqmaasuq baahay oo la sheegay inuu ka jiro Wasaaradda Arrimaha Gudaha qaybteeda mashaariicda ayaa sabab u noqday inuu waayo xilkiisii kaddib markii wasiir Duur ka cadhooday codsi uu agaasimuhu kaga dalbaday in wasiirku ogolaado in baadhis lagu sameeyo dokumentiyo hore oo ku baxay saxeexa wasiirka!!, kuwaas oo lagu lunsaday lacago badan oo loogu talo galay in mashaariic horumarineed lagaga fuliyo qaar ka mid ah degmooyinka dalka. mashaariicda Hay’adaha Qaramada Midoobay soo mariyaan Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu qiyaasaa in sanadkii celcelis ahaan ay noqdaan dhowr boqol oo kun oo dollarka Maraykanka ah oo loogu talo galay in wax lagaga qabto baahiyaha haysta bulshada Somaliland ee dhinacyada wadooyinka, biyaha, xoojinta nabadgelyada, tayaynta ciidamada Booliska, IWM. Deeqahaasi ayaa la sheegay in sanadkan aan lagu fulin hawlihii loogu talo galay balse lacagtii loogu talo galay uu sifo sharci daro ah ku lunsaday Wasiirka Arrimaha Gudaha Mr. Duur.halkaasna waxa kaga cad boobka lagu samiyay hantida qaranka.


Waxa jira mashruuc magaciisu yahay JPLG(UN Joint Programme on Local Governance and Decentralised Service Delivery ) waa mashruuc lagu horumarinayo dawladaha hoose mashruucan oo ka bilaabmay Somaliland waqtigii uu wasiirka ka ahaa wasaaradda Abdillahi Cirro laguna bilaabay laba degmo oo keliya lacagtii lagu bilaabayna ahayd boqolkun oo dollar hadda halka uu mashruucu yahay mid ka hawlgala dhammaan dalka Somaliland oo dhan , sida uu u maamulay wasiirku shaqaalaha ku sugan xafiiska wasaarada arimaha gudaha oo xarunta laga maamulo mashruucan ku wajahan Somaliland oo dhan loona qoondeeyey 5 years soo socda lacag dhan 10 million dollarka mareykanka.waagi 2012 mashruucan khal khal weyn ayuu galay oo xita dhowr magaalo waaweyn mashaariicdi lagu tala galay laga cunay,waxana lagu cunay si farsamo ah isago duur ka dhigay :

Wuxuu u qabiyay madaxi shaqalaha ee mashruucan sidan hoose ku qoran :

1-Saciid Maxamed oo mashruucan ka ah (JPLG Planning consultant) ahna wasiirka seedigii !!!!.

2-Oo ka dhigay dad jifa hoose yihiin ilamadeerla taliyaal oo wada ahayeen qurbajoog!!!.

3-

Kadib xukuumadeena aya bilaabtay baadhis musuq maasuqa ka dhex jira wasaaraddi armaiha gudaha waaga soo baxdayna xaqiiqooyin fara badan,wa ta keentay in xilka laga qaado duur.maanta miyu u qalma inuu ka hadlo boob amba musuq maasuq ku sheego dad kale isago la oga wuxuu dalkan ka galay?waxay ahayd inuu saaxada ka cararo oo iska jago wuxuu qarankan la lunsaday ,layskuma darsado boob iyo wadaadnimo waxaas waxa loo yaqaana munaafiqnimo xaaji!!.siyaasiyiinta fashilmay ee waddani u soo cararay waa kuwaa!.

Saadaashu waa khayr!!

Qore Khadar Ibrahim

Khadar338@hotmail.com
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO