Wednesday June 20th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Kulmiye ahaan markii aannu ku guulaysaney Hoggaaminta Qaranka wax badan oo wacan baanu qabanay, laakiin waxyaalo leexday oo aannu horseed ka nahay baa Jira W/Q Dacar jama.

0
Friday August 04, 2017 - 10:57:49 in Maqaallo by
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulmiye ahaan markii aannu ku guulaysaney Hoggaaminta Qaranka wax badan oo wacan baanu qabanay, laakiin waxyaalo leexday oo aannu horseed ka nahay baa Jira W/Q Dacar jama.

    Kulmiye ahaan markii aannu ku guulaysaney Hoggaaminta Qaranka wax badan oo wacan baanu qabanay, laakiin waxyaalo leexday oo aannu horseed ka nahay baa Jira W/Q Dacar jama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kulmiye ahaan markii aannu ku guulaysaney Hoggaaminta Qaranka wax badan oo wacan baanu qabanay, laakiin waxyaalo leexday oo aannu horseed ka nahay baa Jira W/Q Dacar jama.

Kow laba ayeynu ka bilaabaynaaye, markiiba Waxa meesha ka baxday isjeclaantii,wada jirkii iyo maankii wada socdey!

Waxa meesha iyana ka haadey xisbinimadii, oo waxa la xooray si ay u dhacdayba taageeroyaashii Xisbiga la Soo halgamey ee maalkoodii, maskaxdooxii iyo magacoodiiba u huray badidood!

Waxa markiiba loo yeedhay, oo xilalkii ugu cuslaa loo dhiibey, raggii iyo dumarkii ka Soo horjeedey siyaasadii Xisbiga Kulmiye Wakhtigii Aannu Mucaaradka Xoogan Ahayn, waxay taasi niyad jab wayn Ku noqotay raggii iyo dumarkii tirsiisinka ahaa, ee Kulmiye udub dhexaadka u ahaa.

Waxaanu la Soo baxnay wixii aannu ku dhaliilayney xisbigii talada markaa hayey ee Udub, weliba Waxa la odhankaraa baro ayaannu dhaafinay.

Waxaanu yeelanay kooxo badan iyo kala daadsanaan badan oo horseeday in la kala fadhiisto,oo hurimooyin is hor fadhiya la noqodo,taas oo Soo dedijisey in ay wiiqdo awooddii xisbinimada, dano gaar ahna la kala raacdo, oo la kala Aragti filiqsanaado.

Waxa halowday kalsoonidii Kulmiyiin badan, oo Kulmiyenimada u hanwaynaa, oo Ku uursamaa.

Hoggaamiye Siilaanyo.

Axmed Siilaanyo alle ha dhawree, waagii uu Guddoomiyaha Kulmiye ahaa, ee aannu noqon Madaxwaynaha Somalilaan Waxa uu isku Hayey qamaamuurtii kala aragtida hoose ahayd,ee haddana hilinka wada raacaysey, hadda oo aynu joognana isaga iyo Guddoomiye Muuse midna Uma aanoobayo waxyaalaha aynu farta ku fiiqayno ee hayga degdegina.

Falaadh baan cirka u diray


Fool bay la maqantahay!

Waxaan u socdaa laba arrimood, oo is barkan.

1. In haddii aannu marka labaad guulaysano haddii alle Idmo, aanay naga weecan, wixii hadda naga weecday iyo
2. In laga degtoonaado waxyaalaha wax dhabqiya iyo siyaalaha ay nooga dhabqeen!

Eng-Dacar Jama

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO