Wednesday June 20th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Dawladii Africa ugu Awooda badnayd ee Somaliya Ayaan kadiidnay gumaysi iyo Cabudhin /Qalinkii Bashiir Caanadoon

0
Friday August 04, 2017 - 19:52:41 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 352
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladii Africa ugu Awooda badnayd ee Somaliya Ayaan kadiidnay gumaysi iyo Cabudhin /Qalinkii Bashiir Caanadoon

    Dagaalna aanu kaga adkaanay hadaba Ismaamulka Dawladad Deeganka Eithopia (kililka Shanaad) uga dulqaadan Mayno Tacadiga Iyo Dhibaatada Gumaysiga ah ee ay ku hayso Bulshadeena Danyarta ee abaarta iyo duruufaha qalafsan ku haysato Deegaanada Kililka Sh

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalna aanu kaga adkaanay hadaba Ismaamulka Dawladad Deeganka Eithopia (kililka Shanaad) uga dulqaadan Mayno Tacadiga Iyo Dhibaatada Gumaysiga ah ee ay ku hayso Bulshadeena Danyarta ee abaarta iyo duruufaha qalafsan ku haysato Deegaanada Kililka Shanaad
Iyadoo aynu ognahay Deegaanka balaadhan ee Dhul ahaan aynu ka degno Ismaamulka Dawlad Deegaanka Somalida ee Eithipia oo lagu qiyaaso Dhul ah (1,800km) Isla aynu ku leenahay Hanti guurto iyo mid Maguurto ah oo farabadan
isla markaana aan habayaraatee waxba lay inooga ogolayn habayaraatee Dhamaanba wixii Xuquuq iyo Saamigii Dawlad nimo ee ay Dadka deegaankaasi Xaqa ugu lahaayeen haday tahay
Golaha Wasiirada, Golaha Shacabka Ciidamada Amaanka iyo Golayaashii Maamulada Heer gobol iyo Heer Degmo
 
Sidookale Waxaa iyaduna meesha kamaqan Xaquuqdii iyo adeegyadii aasaasiga ahaa ee Arrimaha Bulshada sida Mashaariicihii horumarinta, Dugsiyadii iyo Wax barashadii, Daryeelkii Caafimaadka, Biyihii iyo Beerihii iwm.
Iyadoo uu dhamaanba Dayacaasi jiro ayaa hadana
Waxaa Beryahandanbe isa soo taraayey Dhibaatooyin iyo Tacadiyo Noocgumaysi ah oo ay si arxandaro ah ugula kacayaan Ciidamada Calooshood u shaqaysatayaasha ah ee Kililka Shanaad (Maamulka Ogaadeedinya) kula kacayaan Bulshada Danyarta ah ee Abaartu Saamaysay ee xoolihii ka dhamaadeen ee aan wax Daryeel ah ku haysanin Maamulka Ogaadeenka.
Dhibaatooyinka ay ku haynaa Shacabka Dhibaataysan


1. Cabudhin iyo hanjabaado Joogto ah oo ay ku hayaan dadka deegaanka
2. Daryeel la'aan aanay habayaraatee wax daryeel bulsho ah
3. Cashuur Xad Dhaaf ah oo aan kuba waajibin ama aanay Awoodin

4. Isu socodkii gaadiidka iyo dadkii safarka ahaa ee Maatida iyo caruurta cuntada iyo biyaha u siday oo Saacada ay doonaana Xadka Furaaya saacaday doonaan xidhaaya

5. Qoysas Danyar ah oo reermiyi ah oo qaarkood Sadex tiro iyo inka badan oo adhi ah haystay oo ay 20 neef oo kali ah abaartii uuga soo doogeen oo aan haysan wax kale oo ay Noloshooda ku maareeyaan ay ku soo rogeen Cashuur Qasab ah oo aanu awoodin amaba haysanin
Hadii lagawaayona loogu bedelaayo Xadhig aanu mutay sanin oo loo dhaadhicinaayo Dhul aan deegaan kiisii ahayn

7. Qof Bukaan ah oo xaalad adag kusugan oo aan loo ogolayn inaad u qaado meeshii aad dad ahaan iy deegaan ahaanba garanaysay

8. Joojinta Dhamaanba Gaadiidkii iyo adeegyadii uga iimanaayey Dhinaca Dawlada Simaliland

9. Hanjabaado iyo Cagajuglayn is daba jooga oo ay kula kacayaan dadka Somaliland kasoojeeda oo ah inay Gabi ahaanba kaguuraan deegaan kililka shanaad

Hadaba Dhamaan dhibaatooyinkaas iyo kuwo kale oo badan oo qaarkoo ay horeba u soojireen kuwona ay hada bilaabmeen kuwo kalena ay soo wajahan yihiin oo aan loodul qaadan karin ayaa kataagan deegaanka aynu ka degno eithopia

Ugu dan bayn waxaan Baaq ujeedinaynaa Ismaamulka Deegaanka Soomaalida iyo Dawlada Federalka Eithopia inay Arintaas Soo farogaliso isla markaana si deg deg ah ay wax uga qabto
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO