Wednesday June 20th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Ogeysiis Ku Socda Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Ee Dalka Maraykanka

0
Wednesday August 09, 2017 - 10:05:46 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogeysiis Ku Socda Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Ee Dalka Maraykanka

    Ogeysiis Ku Socda Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Ee Dalka Maraykanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogeysiis Ku Socda Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Ee Dalka Maraykanka
Waxa la ogeysiinayaa dhamaan taageerayaasha musharaxiinta Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil "Saylici”
ee ku dhaqan gobolada DMV Washington D.C iyo nawaaxigeeda in la qabanayo xaflad lagu taageerayo Musharaxiinta Muuse Biixi
Cabdi iyo Cabdirahman Cabdilaahi Ismaaciil "Saylici”. Xafladu waxay ka dhacaysaa
Location:
Waterford Receptions and meetings at Fair Oaks
12025 Lee Jackson Memorial Highway
Fairfax, Virginia 22033
Date: Friday, August 25th, 2017
Time: From 8pm to 12am
Hadaba waxa si Sharaf leh la idiinka codsanayaa inaad ka soo qayb gashaan wakhtiga ilaalisaan. Wixii faahfaahin dheeraada ah
waxaad kala soo xidhiidhi kartaan saddexda qof ee magacyadoodu hoos ku qoran yihiin:
Contact for Information
Ibrahim Cabdi 703-303-9029
Yassin Mire 703-203-4129


Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO