Saturday July 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Ogaysiis La Cawee Libaaxa Bandhig Faneed Cusub.

0
Wednesday August 09, 2017 - 21:16:14 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 461
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ogaysiis La Cawee Libaaxa Bandhig Faneed Cusub.

    Ogaysiis La Cawee Libaaxa Bandhig Faneed Cusub.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ogaysiis La Cawee Libaaxa Bandhig Faneed Cusub.

Bandhig heer caalami ah oo aan noociisa hore loo arag ayaa ka dhici doona Beerta Libaaxa ee Xaafadda New Hargeysa. Waxa Barnaamijkaas la magac baxay "La Cawee Libaaxa" soo diyaariyey oo isku soo dubba riday Kooxda Caan baxday ee Xiddigaha Geeska.

Halkaas waxa lagu soo bandhigi doonaa Heeso dhisan oo midho iyo miyuusig iyo Naaxiyad ba wada cusub oo looga soo shaqeeyey sidii aad uga barateen Kooxda Xiddigaha Geeska.
Waxa Barnaamijkan Cawayska ah lagu bixiyey wakhti, tamar iyo dedaal dheeraad ah iyada oo loo diyaariyey qaab cusub.

Habeenkaas waxa goobjoog ahaan doona dhammaan Fannaaniinta Kooxda Xiddigaha Geeska Gabdho iyo Wiilal ba. Iyada oo ujeeddadu tahay raalli galinta iyo qancinta bulshada.

Mar aannu wax ka weyddiinnay Guddoomiyaha Kooxda mudane Xasan Dhuxul Laabsaalax waxa uu yidhi sidan.

"Waa Bandhig aad kaga bogan doontaan, Midho Cusub, Murti Cusub, Laxamo Cusub, Heeso Cusub iyo Masrixiyad Cusub oo ka dhici doona Beerta Libaaxa New Hargaysa. Nala arka oo nala ogaada Masrax Faneedkan La Cawee Libaaxa. Bulshadayadii aan jeclayneey".

Hadda ba sida aannu idiin sheegnnay. Goobtu waa Beerta Libaaxa Ee New Hargaysa. Wakhtiguna waa Khamiis 10/08/2017. Oo ku beegan Habeen danbe haddii Alle idmo. Sacaaddu Marka ay tahay 9:30-ka fiidnnimo waxa Ay Kooxda.

Qiimuhuna waa 20$.

Mahadsanidiin Dhammaan. Idinka oo nabad ah iyo annaga oo nabad ah iyo habeen danbe haddii alle idmo.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO