Wednesday June 20th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Golaha Wakiilada : Gole Dhigbax ku ah Qaranka

0
Friday August 11, 2017 - 01:52:41 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada : Gole Dhigbax ku ah Qaranka

    Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ahaa golaha ugu fadhiidsan ee Somaliland uguna hogaanka liitay. Waxgaradka Somaliland ayaa ilaa intii Golaha la doortay mudo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ahaa golaha ugu fadhiidsan ee Somaliland uguna hogaanka liitay. Waxgaradka Somaliland ayaa ilaa intii Golaha la doortay mudo

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ahaa golaha ugu fadhiidsan ee Somaliland uguna hogaanka liitay. Waxgaradka Somaliland ayaa ilaa intii Golaha la doortay mudo yar ka bacdi markasta ka dayrin jiray sida ay umadu ugu khasaartay. Aqoon darida, karti la’aanta iyo hogaan xumada laba iyo tobankii sano haysay; waata keentay manta inay bulshada kula soo dhexdhacaan waxayna ka gayin – inay nolasha nabdgalyo ku ceeshka ah ka ciideeyan. 78 cod baanu tirsan kari waynay wax laga yeeli karo ma aha. Waa gole qaranka u tudhayn – tani waxay ka dhiganayaan tababar dholatuseed ay Waddani doorashada maddaxtinimada ugu diyaar garoobayaan . Miyaanay ahayn mid ay manta dadku iyaga la yaaban yihiin aqoon darooda iyo fadhiidnimadooda?

Bal hada eeg, aduunka waxay ogyihiin marka uu codku isku dhaw yahay in qofka aan raali ka ahyn ama mugdi tirada codadka kaga jiro loogu celiyo tirinta codadka intaan lagu dhawaaqin natiijada. Bal hada eeg mar kale, Waddani ninkan ay maankiisi badaleen, Cabdiraxmaan Talyanle, waxaa lagaga helay hal cod. Waxa uu xaq u lahaa in mar iyo lababa iyo waliba saddexba loo tiriyo balse muu codsan. Waayo? Waxa uu ku qanacsanaa isga iyo Waddaniba in ay tahay 38 tirada saxda ah ee codadka uu helay. Sidaa dardeeda arinkaasi sida dhayda ayu ugu cadaa, wanu u hambalyeey, gudoomiyaha cusb, Baashe Maxamed Faarax. Sidoo kalena guudoomiyahii hore golaha wakiilada aya gudoomiyaha cusub u hambalyeey. Waxaase cad golahan oo ilaa 2005 jiho hogamineed khaldan haysay inaan waxba looga aayayn – balse hagardamo iyo raad xumo dalka iyo dadkaba dhaxalsiinayaan.

Dalkan Ingriiska doorashaddii ugu dambaysay ee dhacday 8 June 2017, waxaa gob codbixineed oo la yidhaa South Kensigton, London, waxaa tirinta codadka lagu celceliyey saddex jeer kadib markii labada mudane ee ku tartamaayey aad isagu dhawaadeen cododkii ay kala heleen. Ms Dent Coat oo ah xisbiga shaqaalaha ayaa kaga guulaysatay 20 cod kaliya, Ms Browick oo ahayid xisbiga talada dalka haya ee layidhaa Conservative Party . Iyadooy MS Dent heshay codad dhan 16,333, halka Ms Bowick ay heshay 16313 cod. Kamadamabyntii waa lagu qancay oo la isagu hambalyeey. Halkaasina ay ku dhanayid. Balse kuwan 78 cod ee gacantaaga ah codadkii ay isagu hamabalyeeyen dib uga noqoday waa mid ay u muqato inay u adeegayaan cadawageena.

Nuxurka qoraalkayga ayaa ah in Waddani oo aynu ku ognahay hogaan xumo in ujeedka kaliya ee ay ka leeyihiin murankan ay tahay. Kow, mid Baashe kaga aargoosanayo dagaalkii gacan ka hadalka ahaa ee dhexmaray isaga iyo Cabdiraxmaan Ciro. Laba, ay tahay inay umada ku eegayaan dareenkooda si bari ta maddaxtinimda natijada ka soo baxda u diidan. Balse waa in shacbiga reer Somaliland fariin adag u diraan Xisbiga Waddani in ay ka fogadaan wixii qaranimada iyo wada jirkooda waxa u dhimaya. Balse, taa yeeli mayaan oo waa xisbi dalka iyo dadkiisaba u tudhayn – waxay u muqataa in meel kale looga heesayo. Fariinta aan aan u diraay maddaxwaynaha Somaliland ayaa ah in gacan bir ah ku qabto cidkasta oo nabadgalyada farafaraysa .

Waa Qalinkii Axmed Cabdi Ciise

axmedciise@gmail.com



Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO