Saturday July 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Qaadashada Kaadhka Codbixiyayaasha Oo Saaka Si Rasmi Ah Uga Bilaabmaysa Gobolada Sool Iyo Sanaag + Maamulka Puntland Oo Laga Cabsi Qabo Iney Carqaladeeyaan.

0
Saturday August 12, 2017 - 09:28:41 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 464
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaadashada Kaadhka Codbixiyayaasha Oo Saaka Si Rasmi Ah Uga Bilaabmaysa Gobolada Sool Iyo Sanaag + Maamulka Puntland Oo Laga Cabsi Qabo Iney Carqaladeeyaan.

    Qaadashada Kaadhka Codbixiyayaasha Oo Saaka Si Rasmi Ah Uga Bilaabmaysa Gobolada Sool Iyo Sanaag + Maamulka Puntland Oo Laga Cabsi Qabo Iney Carqaladeeyaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaadashada Kaadhka Codbixiyayaasha Oo Saaka Si Rasmi Ah Uga Bilaabmaysa Gobolada Sool Iyo Sanaag + Maamulka Puntland Oo Laga Cabsi Qabo Iney Carqaladeeyaan.

Waxa saaka oo Sabti ah bishuna ay tahay 12.8.2017 si rasmi ah gobolada Sanaag iyo Sool uga bilaabmatay qaybinta kaadhka codbixiyayaasha ee labadaasi gobol, Waxaana saaka shacabku u dareereen qaadashada kaadhka codbixiyayaasha ee Sanaag Iyo Sool oo ah labadii gobol ee ugu danbeeyey ee laga qaato kaadhkaasi.


 

 

Masuuliyiinta xisbiyada Qaranka Somaliland oo ku sugan Laascaanood ayaa kormeeraya saaka goobaha ay ka bilaabmatay qaybinta kaadhadhka codbixiyayaasha ee goboladaasi,waxaana waftigii uu hogaaminayay murrashaxa madaxwayne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ay saaka u baxayaan degmada Xuddun ee gobolka Sool oo kamid ah degmooyinka la dhigay sanaaduuqda ay ku jiraan kaadhadhka codbixiyayaashu,halka masuuliiyiinta kale ee xisbiyada KULMIYE iyo UCID-na ay kormeerayaan deegaano kale oo ay ka socoto qaybinta kaadhka codbixiyayaashu.



Dhinaca kale waxa laga cabsi qabaa in maamulka Puntland ay carqaladeeyaan deegaano ka tirsan gobolada Sanaag iyo Sool oo ay saaka ka bilaabmatay qaybinta kaadhka codbixiyayaasha,waxaana xukuumadda Somaliland ay ciidamo tiro badan gaysay deegaanka Xuddun ee gobolka Sool oo shalay ay ka dhacday shaqaaqo kooban oo lagaga soo horjeeday sanaadiiqda la keenayo degmadani.


Maamulka Puntland ayaa shalay ku goodiyay inaan gobolada Sool iyo Sanaag la keeni Karin sanaadiiq ay ku jiraan kaadhka codbixiyayaashu,iyaga oo sheegtay in labadan gobol ay ka tirsan yihiin maamulkooda,sidoo kalena waxay ku goodiyeen inay carqaladayn doonaan deegaanada ay ka bilaabmayso kaadh qaybintu.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO