Saturday July 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Iska Hor,Imaad Ka Dhacay Degmada Xudun Ee Gobolka SOOL,Shaqaalihii Kaadh,qaybinta Oo Faro,Cididood Ku Bad,baaday,Iyo Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Deegaanka

0
Saturday August 12, 2017 - 09:53:47 in Wararka
  • Visits: 1910
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Iska Hor,Imaad Ka Dhacay Degmada Xudun Ee Gobolka SOOL,Shaqaalihii Kaadh,qaybinta Oo Faro,Cididood Ku Bad,baaday,Iyo Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Deegaanka

    Iska Hor,Imaad Ka Dhacay Degmada Xudun Ee Gobolka SOOL,Shaqaalihii Kaadh,qaybinta Oo Faro,Cididood Ku Bad,baaday,Iyo Xaaladihii Ugu Danbeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Iska Hor,Imaad Ka Dhacay Degmada Xudun Ee Gobolka SOOL,Shaqaalihii Kaadh,qaybinta Oo Faro,Cididood Ku Bad,baaday,Iyo Xaaladihii Ugu Danbeeyay
Wararka Aanu Ka Helayno Degmasa Xudun Ee Gobolka SOOL Ayaa Sheegaya In Iska Hor,Imaad Dhexmaray Shaqaalihii Siday Sanaaduuqda Komishanka Doorashooyinka Iyo Qaar Kamida Dadweynaha Kunool Degmada Xudun,

Shaqaaqadan Ayaa Ka Dhalatay Kadib Markii Dadweynaha Reer Xudun Cabasho Ka Muujiyeen,Shaqaalaha Ka Hawl Galaya Kaadh-Qaybinta Iyo Xukuumada Somaliland,Dadkan Oo U Badna Dhalinyaro Ayaa Iyagu Isku Dayay Inay Caqaladeeyaan Sanaaduuqda Komishanka Doorashooyinka Somaliland,Waxaanay Dhaawacyo Fudud Gaadhsiiyeen Qaarkamida Shaqaalihii Siday Sanaaduuqda


Balse Waxa Xusid Mudan In Mudo Kadib Waxgaradka Iyo Waayeelka Degmada Xudun Ay Xaliyeen Khilaafka Soo Kala Dhexgalay Komishanka Iyo Dadweynaha Reer Xudun,Waxaana Saaka Si Nabad Gelyo Ah Degmada Xudun Uga Bilaamay Qaadashada Kaadhka Codbixinta

Ma Jiraan Wax Faah-Faahina Oo Ilaayo,Hada Kasoo Baxay Komishanka Doorashooyinka Somaliland,


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO