Wednesday June 20th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Damiir la wayaal kamid ah gollaha wakiilada JSL kana soo jeeda xisbiga WADANI, oo qas kawada dalka.by maxamed jeex

0
Saturday August 12, 2017 - 10:17:53 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Damiir la wayaal kamid ah gollaha wakiilada JSL kana soo jeeda xisbiga WADANI, oo qas kawada dalka.by maxamed jeex

    Damiir la wayaal kamid ah gollaha wakiilada JSL kana soo jeeda xisbiga WADANI, oo qas kawada dalka.by maxamed jeex

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Damiir la wayaal kamid ah gollaha wakiilada JSL kana soo jeeda xisbiga WADANI, oo qas kawada dalka.by maxamed jeex

Dalka JSL laga bilaabo 1993 markii qarankan SL lagu dhisay magaalada nabada ee borama waxaa hana qaaday nabad galyo isku duubnaan ,wadajir iwm ah sidaasi awgeed waxaad modaa in maanta dad badani ay wadaan qas & dhibaato waxaana kimid ah xisbi beeleedka wadani oo musdambeedka beesha gudoomiyaha CIRRO ay masuul ka yihiin arintaas ay wadaan nimankaa sheeganaayan iney yihiin golaha wakiilada.


Doorashadii xalaasha ahayd ee golaha wakiilada qaranka somaliland waxay u dhacday si xalaal ah oo habayareetee aaney ku jirin wax mad madaw ahi.Somalidu waxay ku maahmaahdaa.* Saddax rag waa ku heshiiyaa,1- Kaaga haray rag waa ku heshiiyaa.2- Kuu hambeeyay rag waa ku heshiiyaa.3- Kuu hurayna rag waa ku heshiiyaa.markaa waxaan odhan lahaa xisbiga wadani ma wuxuu qaldanyahay markuu hambalyeynaayo in laga badiyey mise markuu qaska wado?




Hadaba xsibiga wadani waxaan leeyahay waar dhamaan shacabka reer SL wey inila yaabeen inaad marna hambalyeysaa marna dalka aad nabad galyadiisa khalkhal galisaa taasina waxay la mid tahay maahmaahdii ahayd: saddaxse waa ku halaagmaa1- Hammi been ah rag waa ku halaagmaa.2- Hanti boob ah rag waa ku halaagmaa.3- Hoogid dagaalna rag waa ku halaagmaa.


Guuldaradii xisbiga wadani ka soo gaadhay doorashadii gollaha baarlamaanka JSL ayaa waxay ku noqotey dhabar jabkii ugu weynaa ee abid soo gaadha taasina waxay daliil u tahay in guushii xisbiga kulmiye ay soo dhawaatey.


Umada reer sl waxaan u sheegaynaa iney iska ilashaan qas wadayaasha tageera xisbiga wadani ee kujira gollaha wakiilada JSL .


Alaa mahad leh

By maxamed jeex

Brussels belgium

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO