Sunday July 15th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Aqoonyahan Cabdi Habane Ayaa Soo Dhaweeeyey Qodobadii Ka Soo Baxay Shirwaynihii Beelaha Khayr Yoonis Ee Ka dhacay Deegaanka Balicaraale

0
Thursday October 05, 2017 - 10:05:49 in Maqaallo by Caynaba Office
  • Visits: 291
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoonyahan Cabdi Habane Ayaa Soo Dhaweeeyey Qodobadii Ka Soo Baxay Shirwaynihii Beelaha Khayr Yoonis Ee Ka dhacay Deegaanka Balicaraale

    Aqoonyahan Cabdi Habane Ayaa Soo Dhaweeeyey Qodobadii Ka Soo Baxay Shirwaynihii Beelaha Khayr Yoonis Ee Ka dhacay Deegaanka Balicaraale 1

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonyahan Cabdi Habane Ayaa Soo Dhaweeeyey Qodobadii Ka Soo Baxay Shirwaynihii Beelaha Khayr Yoonis Ee Ka dhacay Deegaanka Balicaraale 1
Aniga oo ah aqoon yahan cabdi habane
Afhayeenka
Qurba joogta beelwaynta khayr yoonis
Waxan hanbalyo bogaadin hawada umarinayaa
shirwaynihii
Midawga beelwaynta
Khayr yoonis.
Hadii aanu nahay
Qurba joogta.
Go aamadii ka so
Baxay shirkii balicaraale 1 waxanu lenahay
Hanbalyo
Qodabada
Ka so baxay
Hadii ay tahay
Midaynta beesha. Hadii ay tahay deegaanka
Xaalufinta
Hadii ay tahay isku xidhka. Beesha. Debad & gudaba. Ee dhaqan dhaqaale
& ka qayb galka
Hanashada siyaasada
Mawqufka ay iska
Taagtay beeshu in ay tahay kulmiye
Beeshu waxay codsatay
In loo tixgeliyo cabashada
Ku wajahan dib
Udhaca deegaanka balaadhan ee ay
Beeshu degan tahay hadii ay tahay
Adeega bulshada
1 rugta police ka ceelal in lahelo gaadhigii & poliska.
Ka hawlgala degmada
2 waa in rug cafimaad & ambalaas
degmadu hesho
3 waa in ay hesho degmadu riig biyood ) wadooyin dhamaanba
Waxanu ka codsanaysaa
Adeegyada kabayaasha.
Bulshada ee umadi hesho
In xukumada kulmiye keento
Tixgelisona
Dhawaaqa
Hurmuudka reer ka
Cuqaasha siyaasiyiinta
Qurba joogta
Wax garadka
Deegaanka ay degto beelwaynta khayr yoonis waa
Meesha ay xukumada maanta talada haysaa ka heshay codkii ugu
Badnaa waana 30 goobood codaynta
Maantana Waxa iskale cod kaas kulmiye
Lkn weli beeshu mahayso. Abaal celintii xukumada kulmiye sidii aan kuugu lisay iigumaad hanbayn
Waa bilaahi
Tawafiiq)



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO