Sunday July 15th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Joojin Wadatashi Iyo Caleema-Saarka Suldanimo Ee Barkhad Cabdi Sheybe

0
Thursday October 05, 2017 - 13:07:31 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 499
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Joojin Wadatashi Iyo Caleema-Saarka Suldanimo Ee Barkhad Cabdi Sheybe

    Anigoo run ahaanti gebi ahaan jeclayn inaan Ka hadlo amase dhex milmo habka dhaqanka foosha xun ee ficil ka reeraha. Kana duulla

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo run ahaanti gebi ahaan jeclayn inaan Ka hadlo amase dhex milmo habka dhaqanka foosha xun ee ficil ka reeraha. Kana duulla

Anigoo run ahaanti gebi ahaan jeclayn inaan Ka hadlo amase dhex milmo habka dhaqanka foosha xun ee ficil ka reeraha.
Kana duulla nidaam aqoon horumar hufnan dhaqanyahanimo, dowladnimo Xusbiyahanimo waxaan Ka adkeysan waayey khilaafka murugsan leh naxli huursan cadawaad Tol Iyo Gacal Beelweynteyda Adan Max'ed Oo aan horree loog...a baran dhaqan ahaan is khilaaf mandhaaf Saldaladeed. Iyo mid kale toona laysku mariyo Warbaahiinta.

Abtigey Ina Sanweyne wuxuu yidhi Gar Allee ayey taqaan Walalaal Inader Xigal Xidid Ma taqaan."


Sidaas darteed waxaan Beelweynta Adan Max'ed Adan Madoobe Aqoonyahan cuqaal Culimo, siyaasiin ugu baaqayaa digeyaa hala joojiyo Caleema-Saarka Suldanimo ee inaderkay Isla markaasna habaar-Wadaagey Chief Caaqil Barkhad Cabdi Sheybe.
Oo dhaliiyey fowdo siyaasadeed Kala fogeyn Beelweynta Adan Madoobe.
Madaama nin horree Suldaan Mustafe Max'ed Adan Weyne uu kaga horreeyey codsiga taageeradda ducada Beesha loona diidey sii aan gabaasho lahayn.

Isla markaasna Loo adeegsadey siyaasad mamuul dowladeed.
Taas Oo Beelweynta ku keentay Kala fogaan ila qurbejooga.
Waxa 'se ayaan darro ah ganacsade Chief Caaqil Barkhad Cabdi Sheybe mu garawsan mana u qaaddan muhiimda wadajirkii midnimadii Iyo Sumcadii Beelweynta lahayd uu ku hoggaamin jiray Awoowgii Haw naxariistee Caaqiil Sheybe taas Oo aanu dhammaan ku Beelweynu kuqadarin jirtay.

Isagoon Oo Caaqiil Barkhad Cabdi Sheybe ahayn weliba intii xeer astaan Lagu xuli jiray Caaqilada Beesha Dulqaad dood, Deeq haybad Iyo hibo Tol mideyn.

Waxa'se noo keenay Dumaal ahase ahaatee Maatada ayey Xaajo Tanasuul gobnimo u eektahay.
Xukuumad awood siyaasad Dowladeed abid HJ ama Adan Madoobe iskuma adeegsan.
Wana Taariikh ugub BeelweyntaAdan Max,ed ka dhasheen

Ragii lahaa Axmed Koorjaan Ina Shixiri Sallaan Carraabey Axmed Siilanyo Iyo kuwa kaloo badan.


Isku soo wada duubo waxaan taageersanahay go' aanka cuqaashii Odeyaashii adeeradey ilamaderadey Beesha Bahsan-Buur Adan Max'ed Oo mar horree Iyo mar dambee sii gacaltimo sharaf leh kor Iyo hoos uu sheegtay gartoodii una Soon bandhigey Beelaha Dan-Wadaagta Guud Iyo Xukuumadda Madaxweyne Xaaji Muj' Axmed Siilanyo.
Oo gebi ahaan dalku Ka dhaxlay Cuqaal Barar Sixir Barar nin ganacsi jeclaysi aan'se ku dhaqmin awood sharci fulin adag.

Cali C/laahi Ismaciil Dheeg
Guddoomiyaha Ucid

Wales, UK.


 

 

 
Ali Dheeg



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO