Sunday July 15th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

UK Councillor Abdifatah oo loo magacaabayo Gudoomiya sare ee doorashooyinka muraqibiinta Somaliland

0
Sunday October 08, 2017 - 08:41:54 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 385
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    UK Councillor Abdifatah oo loo magacaabayo Gudoomiya sare ee doorashooyinka muraqibiinta Somaliland

    UK Councillor Abdifatah oo loo magacaabayo Gudoomiya sare ee doorashooyinka muraqibiinta Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

UK Councillor Abdifatah oo loo magacaabayo Gudoomiya sare ee doorashooyinka muraqibiinta Somaliland

MagacibistaGudoomiyaha Sare ee Doorashooyinka maamulka muraqibiinta oo Somaliland oo ku siijeeda wadanki.


Councillor Abdifatah Nur Adan (Nur Bitig) oo ah Xildhibaan ruug cadayaaka soo Jeeda cariga Ingriiska siiba Magalada London, Ayaa dowlada Ingriiska, Commissionak iyo Somaliland Ku wadaan inay u magacaabi doonanaGudoomiyaha sare ee doorashooyinka iyo maamulka muraqibitiin(observorska).


Xildhibaanka oo casho aad u sareysa loogu qabtey magalada London ayaa hada ku siwajahan inuu ka dego madaarka Cigaal international maalinta Axada subaxiee beri inaga Xigto. Xildhibaanka oo in badan ka war wareegayay in xil loo dhiibo hadaba waxa aanu weli gosan inu xilkan aqbali doono isaga oo raba inu la kulmo madax weynaha iyo gudoomiyasha xisbiyada.



Wadanka Somaliland oo la filaayo ilaa 2000 oo muraaqib aha (observors) inay ka qaybtaan doorashooyinka kuwaas oo ka kala socda wadamo kala duwant, Waxa la filaya in uu shirar kala duwan la yeelan doono Muraqibtiinta, commissionka, dowlada, xisbiyada iyo ururo kale oo badan.


Waxa subaxa ahada uu shir jar i ku qaban doona madarka cigaal international airport halkaas oo la filaayo inu u warami doono saxafada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO