Sunday July 15th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Shirku ma cod na siiyaa mise xaal garnaqsi gole joog ah ayaa lagu hayey???|||

0
Monday October 09, 2017 - 13:22:37 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 327
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Shirku ma cod na siiyaa mise xaal garnaqsi gole joog ah ayaa lagu hayey???|||

    Shirku ma cod na siiyaa mise xaal garnaqsi gole joog ah ayaa lagu hayey???|||

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirku ma cod na siiyaa mise xaal garnaqsi gole joog ah ayaa lagu hayey???||| Shirkaas dhexmaray habar awal iyo habar jeclo kuna soo gaba-gaboobay caasimadda burco 8/11/2017, waxaan ka jeclaa in laysu garnaqsado,oo sheekaddu aanay ku soo dhamaan habar jeclooy codka na siiya,beelaha habar jeclo waxay ahayd inay garnaqsi aad u culus oo laba todobaad soconaya loo soo bandhigo,1-haddii aad tihiin beesha habar awal beelihii kale ee reer somaliland ayaanu idiinka hiilinay beelaha kale ee reer somaliland waxaanuna idiin siinay saamigii beelaha kale 90%,waxaanu xaaraan ama sedbursi idiinku siinay gudoomiyihii xisbiga kulmiye,waxaanuna idiinku darnay murashaxnimaddii m/waynenimo ee xisbiga kulmiye. 2-halkii aad madaxa iyo minjaha naga dhunkan lahaydeen waxaad la timaadeen gunnimo aanay ku dhiiradeen beelaha kale ee reer somaliland,waxaad biloowdeen todobaad sano inaad tv-yadda,websityadda iyo wargaysyadda naga caydaan.3-beelaha garxajis haddii saamiyadaas la idiin siiyey la siin lahaa oo gudoomiyaha,iyo murashaxa xisbigaba kooto loogu xidhi lahaa qofkii yaga ka mid ah ee tv-yadda,websityada iyo wargaysyadda ka hadla ama wax ku qora madaxa ayey ka toogan lahaayeen,oo garxajis iyo beelaha kale ee reer somaliland waa gob,gobtuna way isqabataa.4-shirka burco waxaad keeni lahaydeen xaal gole joog ah oo shan kun oo halaad oo dhogor ah,iyo raaligelin aad u wayn.5-Aduunyadda kama dhacdo beel sadbursi la siiyey oo tv-yadda,websityada,iyo wargaysyadda ka caytamaysa waa mid taariikhda baal madoow la idiinku qorayo,waana mid mustaqbalkiina dib looga fiirsan doono sida ugu dhaqsaha badan Insha-Allaah.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO