Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Qiimeynti Shirkii Burco Muxuu Kaga Duwanaa@ Shirarkii Salaadiinta Beesha Garxajiis Borame iyo Hargeysa Waddani Uga Dhex Ololeeyan

0
Wednesday October 11, 2017 - 14:34:18 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 424
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qiimeynti Shirkii Burco Muxuu Kaga Duwanaa@ Shirarkii Salaadiinta Beesha Garxajiis Borame iyo Hargeysa Waddani Uga Dhex Ololeeyan

    Anigu Mabda' iyo siyaasad ahaanilama qurux badnaa inay gebi ahaan madaxdhaqameedka Salaadiinta Somaliland ay, sii qawaan oo beelaysan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigu Mabda' iyo siyaasad ahaanilama qurux badnaa inay gebi ahaan madaxdhaqameedka Salaadiinta Somaliland ay, sii qawaan oo beelaysan

Anigu Mabda' iyo siyaasad ahaanilama qurux badnaa inay gebi ahaan madaxdhaqameedka Salaadiinta Somaliland ay, sii qawaan oo beelaysan warbaahiinta uga sheegaan Xisbigga ay taageero siinayaan ama codkooda.
Beeshu doono hakasoo jeedan.

Waxaan la yaabay Xisbiga Waddani oo shirarkiisa dhawaaqiisa ololahiisa ay hormuud ka yihiin salaadiinta Beesha Garxajiis ugu facaweyn aan qarsan wareerarka aflagaadada dab hurinta Beelaha kale walaalahood HJ iyo Suber Awal oo ay isaga khaldantay Kulmiye Suber Awal Iyo HJ oo ah taageerayaasha laddhabarka baaxadda taageerayaasha Kulmiye dabcan.


Ceebna ma ahaa in beelahu Xisbi ku taageeran mabda wax qabad hoggan togan.

Laakiin loo arko laga uriyo xumaan colaad kalelagga saso wa shakii waa kalsooni xumo ka dhan ah beelaha Gobta ah ee xadaaradda dhaqaalaha iyo siyaasaddahormuudka deris wanaaga mideynta qaranka Somaliland.




Gud: Cali Dheeg
Ucid Party Wales/UK




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO