Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Xisbiga WADDANI Oo Ku Shawray Dhito Lagu Kala Kicinayo Heshiiskii Jeegaanta Ee Lafdhuun Gashay Ku Noqdey Iyo Siyaasiyiin Jeebshiish ah Oo Tunka Loo Saaray Inay Banjariyaa.

0
Thursday October 12, 2017 - 19:55:45 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 730
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga WADDANI Oo Ku Shawray Dhito Lagu Kala Kicinayo Heshiiskii Jeegaanta Ee Lafdhuun Gashay Ku Noqdey Iyo Siyaasiyiin Jeebshiish ah Oo Tunka Loo Saaray Inay Banjariyaa.

    Xisbiga WADDANI Oo Ku Shawray Dhito Lagu Kala Kicinayo Heshiiskii Jeegaanta Ee Lafdhuun Gashay Ku Noqdey Iyo Siyaasiyiin Jeebshiish ah Oo Tunka Loo Saaray Inay Banjariyaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga WADDANI Oo Ku Shawray Dhito Lagu Kala Kicinayo Heshiiskii Jeegaanta Ee Lafdhuun Gashay Ku Noqdey Iyo Siyaasiyiin Jeebshiish ah Oo Tunka Loo Saaray Inay Banjariyaa.
Xisbiga WADDANI oo labadii habeen ee udambeeyey ku shawrayey magaalooyinka hargeysa iyo burco ayaa dhigayey dhitooyin lagu kala fogeynayo jeegaantii hankooda hoga maddow ku riday waxaana siyaasiyiin uu hor kacayo siyaasi siciid sulub oo ka mid ah Nusdambeedka aan kicin ee shaxda ku qatala gudaha waddani iyo xulufo madaxda dhaqanka beesha murashaxa cirro u badan ayaa qorsheeyey shax lagu kala kicinayo heshiiskii ka nixiyey ee burco.
 
Kaas oo lafdhuun gashay ku noqdey damaca qasridoonka xulafada guddoomiye cirro waxaana soo ifbaxay dagaal culus oo ay ku doonayaan xisbiga waddani in aan sii socon isbahaysiga siyaasiga ah ee bahweynta jeegaantu is aaney jalaafo ugu dhigin hankooda laba garoocan kuwaas oo doonaya inay isku jabshaan beelaha bariga burco iyagoo adeegsanaya siyaasiyiin jeeb shiish ah iyo kooxo laabta ka jecel inay noqdaan ama raacaan tareenka dhaqanka oo ay la aayeen albaab ay ka soo galaan waxaana labada shax lagu kala ciyaarayaa qorshe lagu maal galinayo koox jeeb shiish ah oo dhoosha laga tusay tirro dollar ah si ayqalalaase uga dhex abuuraan beelaha bariga burco waxaana la dhigay inay qabtaan shirar isdaba joog ah shirar jaraa,id oo ay ku mijahababinayaan heshiiska jeegaanta halka kooxda kale ee damaca dhaqanku laabtooda uurdooxay lagu jabinayo sidey u aflagaadeyn lahaayeen salaadiinta iyo in ay weyd ka dhigaan heshiiskii hurdada u diiday waddani.
 
Qorshahan oo lagu nidar maray in bur-burkiisa laga shaqeeya ayaa haddii ay suura gal noqoto waxaa dhici doonta in cod badani seego murashaxa waddani. Ilo xogogaala oo aan helayno ayaa intaa ku daraya in wajiyo kala midab ah uu ku ciyaarayo hogaamiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xassan kaas oo nashuushadeynaya dhegaha shacabka burco si ay ugu suurto gasho xeeladiisa siyaasadeed ee uu ku joogi karro barada waddani.
 
 
Xadhko taxan hargeysa ilaa burco ayaa ah mid lagu raacayo shaxo lagu taakaynayo siyaasiyiin bariga burco ah oo shiishkoodu shaamareer ku riday waddani.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO